Gorgor 11 on Clubhouse

Updated: Mar 19, 2024
Gorgor 11 Clubhouse
2.8k Followers
1.3k Following
Mar 8, 2021 Registered
@hoyga1 Username

Bio

Inaad qaali igu tahay
igu qiimo weyn tahay
Inaad qaayo iyo sharaf
Kuu qaboo ku jeclahay

Waxa aad ku qanacdaa
Saan u quusan waayee
Weli kuugu qalanahay

Intaan qoomamiyo ciil
Qalbigaaga aan dilay
Qudhayday Ka jarantoo
Dhibanaha qarsoonee
Ishu qabanin baan ahay

Qalad dhacay xalkiisaan
Qumaneey kuu wadaaye
Ha igu qubin jacaylkee
igu qaado maantoo
Qaaliyeey raali naqo

Qabrigiisa maan qodin
Maan qoomin caashaqa
Qarsan maayo nabarkee
Qirtay inaan ku jeclahay

Sidaan kuu qadariyana
Qurux waxaad ku garataa
Qofna waanan kula simin

Inta’ aan ku idhi qowl
Ama hees aan ku qoray
Ka badan baan ku qaba
Kalgacal la qiyaasi karin
Dareen lagu qeexi karin

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 02, 2024 2,837 +3 +0.2%
February 09, 2024 2,834 +4 +0.2%
January 22, 2024 2,830 +1 +0.1%
January 06, 2024 2,829 +3 +0.2%
December 21, 2023 2,826 +26 +1.0%
January 17, 2023 2,800 -100 -3.5%
May 25, 2022 2,900 -100 -3.4%
March 08, 2022 3,000 +300 +11.2%
January 15, 2022 2,700 -100 -3.6%
September 23, 2021 2,800 +9 +0.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users