DHIGYO CABADI HABARJECLO on Clubhouse

DHIGYO CABADI HABARJECLO Clubhouse
1.6k Members
Updated: Mar 28, 2024

Description

Baaruud haddii laysku rido amase Baazuuke

Oo lays ba'naansado rag waa kala boqoollaaye

Billad bay halkaa kala tagtaa beesha habarjeclo e

ishoon bidhiq la siinbay durbaba boqol ku saydhaane

Afartaa bineeyee haddaan baal kale u leexdo

Iyadoo badhaadha gugiyo berisamaad joogta

Oo ay barwaaqadu da'doo boga la maalaayo

Abidkoodba boqor jaahilay bigil u qaadaane

Basarki ilaahay ka qaad beshii daaroode

Iyagoo bayaan u arkayay nabaddi biiyeene

Buuhoodle duulkii ku shiray, jaray bidhaantoode

Beeshii Wacays Aadan iyo Hagarki baanaayey

Cali Gerigi baashaa u tegey biishka la cunsiiye

Biixiyaa mataanaha ka jabe reer Biciid yahane

Bogga Tuurwareen waxa ku go'ay boonti reer Gorod'e

Biirbiir la soo ururiyaan biidna kuu tarine

Balli Shiikh bartaa qararro, iyo bananki Heegaale

Bogcaddaa Hayiyo Qaydar-Jeex bower naga raacye

Teeriyo Birroolena wan badinay meydkoda

Baqtigoodu waakaa ka uray webiga baashiisa

Allaylehe burdaa loogu taxay biidhi-qaatihiye

Bilaawaha reer daahir baa goyey boqontiiye

Haddii goob dagaal loo ballamo oo buunka la afuufo

Habar jeclo ka badan dhirta iyo buuraha bariga

solomodow bartay jiifsadaan looga kala baydhye

BeeBeega iyo Kaarahay kugu baduugaane

Ninki belada heensaday ma helo baarax nabadeede

Beryahan ba waxaynu eegnaa waa balanbalkiinniiye



Dhiigyo cabadi HABARJECLO

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 28, 2024 1,648 +6 +0.4%
February 07, 2024 1,642 +5 +0.4%
December 24, 2023 1,637 +6 +0.4%
November 11, 2023 1,631 +3 +0.2%
October 11, 2023 1,628 +5 +0.4%
September 12, 2023 1,623 +3 +0.2%
August 14, 2023 1,620 +1 +0.1%
July 12, 2023 1,619 +1 +0.1%
June 18, 2023 1,618 +3 +0.2%
March 18, 2023 1,615 +7 +0.5%
March 02, 2023 1,608 +8 +0.5%
May 15, 2022 1,600 +100 +6.7%
March 12, 2022 1,500 +27 +1.9%
November 24, 2021 1,473 -1 -0.1%
November 22, 2021 1,474 +11 +0.8%
November 20, 2021 1,463 +13 +0.9%
November 18, 2021 1,450 +3 +0.3%
November 14, 2021 1,447 +1 +0.1%
November 12, 2021 1,446 +2 +0.2%
November 11, 2021 1,444 +1 +0.1%
November 10, 2021 1,443 +1 +0.1%
November 04, 2021 1,442 +5 +0.4%
November 01, 2021 1,437 +1 +0.1%
October 30, 2021 1,436 -2 -0.2%
October 29, 2021 1,438 -2 -0.2%
October 28, 2021 1,440 -1 -0.1%
October 27, 2021 1,441 +131 +10.0%
August 26, 2021 1,310 +4 +0.4%
August 25, 2021 1,306 +4 +0.4%
August 24, 2021 1,302 +4 +0.4%

Charts

Some Club Members

More Clubs