πŸ…’οΈŽπŸ…”οΈŽπŸ…”οΈŽπŸ…‘οΈŽπŸ…οΈŽπŸ…οΈŽπŸ…‘οΈŽ ✺ β˜†π–£”β˜† ✺ πŸ…žοΈŽπŸ…•οΈŽπŸ…•οΈŽπŸ…˜οΈŽπŸ…’οΈŽπŸ…˜οΈŽπŸ…οΈŽπŸ…›οΈŽ on Clubhouse

πŸ…’οΈŽπŸ…”οΈŽπŸ…”οΈŽπŸ…‘οΈŽπŸ…οΈŽπŸ…οΈŽπŸ…‘οΈŽ ✺ β˜†π–£”β˜† ✺ πŸ…žοΈŽπŸ…•οΈŽπŸ…•οΈŽπŸ…˜οΈŽπŸ…’οΈŽπŸ…˜οΈŽπŸ…οΈŽπŸ…›οΈŽ Clubhouse
1.9k Members
Updated: Mar 26, 2024

Description

.ο·½.
πŸ―πŸ†‚πŸ…°οΈπŸ…·πŸ…°οΈπŸ…½ πŸ†ƒπŸ…΄πŸ…°οΈπŸ…ΌπŸ¦. βœ…π‘¨π’‚π’ˆπ’‚ 𝑸𝒂𝒓𝒅𝒉𝒐 π‘Άπ’‡π’‡π’Šπ’„π’Šπ’‚π’ π‘·π’‚π’ˆπ’†βœ…ο·½
꧂ﷴ ο·Ίκ§βœ” Kumaan baran iskuulka kaliya jaamacadna ma ahayn halkaan aqoonta ka siyaadsaday, sidoo kale waxan ka bartay nolosha, guriga, #Aabahay iyo #Hooyaday ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereeyee.

βœ” Waxa kale oo intaa ii dheeraa in maalin kasta oo isoo marta ay tahay cashar cusub oo noloshayda soo mara oo ay waajib igu tahay inaan ka faaidaysto haday tahay #Xikmad, #Xanuun, #Tijaabo_fashilantay iyo mid #Guulaysatayba oo aan kala simanahay asaagay, facay, qayrkay iyo inta ila midka ahba.

βœ” Waxaan bartay in qof kasta oo kamida dadka aan aqaan ay leeyihiin wax aan ka helo ama i cajabiyan sidaa darteed kuma xad gudbo qof kasta oo uu naga dhexeeyo xidhiidh bini aadamnimo io mid diineedba.

βœ” Waxaan bartay inaan #XAASIDKA ka hor geeyo kalgacal, #Xumaantana wanaag, #Bakhaylkana Deeqsinimo, #Fulaynimadana Geesinimo, #Gardarada Dulqaad, #Xikmad_darada Xikmad, #Khilaafkana Xal joogto ah, #Carab dalab lehna Dibno toosan, #Uur_mirir_lehna Calool fayoow, #Dhirbaaxana Dhubkasho kana fogaado wixii igu keeni kara dhib.

βœ” Waxaan bartay in #Damiirku yahay cod hooseeya oo kuu sheegaya waxa ku sugaya.
waxaan bartay in maalku yahay khaadim fiican lakiin haduu ku maamulo uu yahay sayid xun.

βœ” Waxaan bartay in ay tahay #Oorida wanaagsani ta Dhista #Himilada, #Hiigsiga, #Hanka, #Hilaadka iyo #Hamiga ninka raga ah.

βœ” Waxaan bartay in nolosha dhagxaan ka buuxdo kumase turan turoonayo, kamana talaabsanayo oo ma dhaafayo lakin waan uruurinayaa waxaanan ka dhiganayaa salaan aan guusha ku gaadho.

βœ” Casharada iyo duruusta aad ka baranayso waayaha iyo wakhtiga waa qaar badan, kumana soo koobi karo qoraal iyo odhaah midna, balse alle hayna garansiiyo wadada xaqa ah, haynoona fududeeya caqabadaha iyo imtixaanka nolosha.
β˜ οΈŽπŸ…’πŸ…πŸ…‘πŸ…’πŸ…˜βœΊπŸ…’πŸ…πŸ…‘πŸ…’πŸ…˜βœΊπŸ…–ang☠︎
#Abdirizaak #Seeraar
πŸ†€πŸ…ΎπŸ…»πŸ…ΊπŸ…° πŸ…΅πŸ…°πŸ…»πŸ…»πŸ…ΎπŸ†† πŸ…ΆπŸ…°πŸ†πŸ…΄πŸ…΄ πŸ†‚πŸ…Έ πŸ…°πŸ…°πŸ…½ πŸ…ΊπŸ†„πŸ†‚πŸ…ΎπŸ…Ύ πŸ†€πŸ…°πŸ…°πŸ…³πŸ…Ύ: πŸ†€πŸ…ΎπŸ…»πŸ…ΊπŸ…°πŸ…°πŸ…½ πŸ††πŸ…°πŸ…° πŸ…ΊπŸ…° πŸ…ΌπŸ…°πŸ…ΌπŸ…½πŸ†„πŸ†„πŸ…² πŸ…²πŸ…°πŸ†ˆπŸ…³πŸ…° πŸ…ΈπŸ†ˆπŸ…Ύ πŸ…°πŸ…΅ πŸ…»πŸ…°πŸ…ΆπŸ…°πŸ…°πŸ…³πŸ…°πŸ…³πŸ…°πŸ™

Rules

πŸ†€πŸ…ΎπŸ…»πŸ…ΊπŸ…° πŸ…΅πŸ…°πŸ…»πŸ…»πŸ…ΎπŸ†† πŸ…ΆπŸ…°πŸ†πŸ…΄πŸ…΄ πŸ†‚πŸ…Έ πŸ…°πŸ…°πŸ…½ πŸ…ΊπŸ†„πŸ†‚πŸ…ΎπŸ…Ύ πŸ†€πŸ…°πŸ…°πŸ…³πŸ…Ύ

πŸ†€πŸ…ΎπŸ…»πŸ…ΊπŸ…°πŸ…°πŸ…½ πŸ††πŸ…°πŸ…° πŸ…ΊπŸ…° πŸ…ΌπŸ…°πŸ…ΌπŸ…½πŸ†„πŸ†„πŸ…² πŸ…²πŸ…°πŸ†ˆπŸ…³πŸ…° πŸ…ΈπŸ†ˆπŸ…Ύ πŸ…°πŸ…΅ πŸ…»πŸ…°πŸ…ΆπŸ…°πŸ…°πŸ…³πŸ…°πŸ…³πŸ…°πŸ™

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 26, 2024 1,975 0 0.0%
February 05, 2024 1,975 0 0.0%
December 22, 2023 1,975 +5 +0.3%
November 10, 2023 1,970 0 0.0%
October 10, 2023 1,970 +1 +0.1%
September 10, 2023 1,969 +2 +0.2%
August 13, 2023 1,967 0 0.0%
July 11, 2023 1,967 +2 +0.2%
June 18, 2023 1,965 +36 +1.9%
March 17, 2023 1,929 +29 +1.6%
September 19, 2022 1,900 -100 -5.0%
March 19, 2022 2,000 +100 +5.3%
March 12, 2022 1,900 +136 +7.8%
November 24, 2021 1,764 -1 -0.1%
November 19, 2021 1,765 -1 -0.1%
November 15, 2021 1,766 -1 -0.1%
November 14, 2021 1,767 -2 -0.2%
November 13, 2021 1,769 -2 -0.2%
November 07, 2021 1,771 -1 -0.1%
November 04, 2021 1,772 -2 -0.2%
November 03, 2021 1,774 +15 +0.9%
October 30, 2021 1,759 -2 -0.2%
October 29, 2021 1,761 +1 +0.1%
October 28, 2021 1,760 -2 -0.2%
October 27, 2021 1,762 +15 +0.9%
August 26, 2021 1,747 +2 +0.2%
August 25, 2021 1,745 +1 +0.1%
August 24, 2021 1,744 +3 +0.2%
August 23, 2021 1,741 +11 +0.7%
August 22, 2021 1,730 +1 +0.1%

Charts

Some Club Members

More Clubs