꧁༄𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐀𝐇𝐀༄꧂ on Clubhouse

꧁༄𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐀𝐇𝐀༄꧂ Clubhouse
2.4k Members
Updated: Mar 28, 2024

Description

🙏❤️👑 Tᗴ🅰️ᗰ ᗯ🅰️ᒪ🅰🅰️ᒪᗩᕼ🅰️ 👑♥️🌹
🙏𝐢𝐱𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐦 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐮𝐬𝐡𝐦𝐚𝐝 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐢𝐲𝐚𝐡 𝐤𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 🥰
❤️👩‍❤️‍👨Walaalnimadu waa wehel
Dan qudha wada wadaagoo
Waligood kala GU,in ❤️
👩‍❤️‍👩. Walaalnimadu waa nolol
Waa dhalasho waynoo
Wacadkooda lama furo
Farxadiinu waa farxadeena
Idina tiinu waa teena. Walaanimada iyo wanaagu
Inay waddo kuu ahaato
Wax weeyaan aad ufiican
Weliba sii qurux badnaato

Markii la iswehshanaayo
Wax weediinta iyo ogaalka
Wax sheeg iyo talada fiican
Walaanimo buuxda weeye

Ifka lagu yahay walaal
Ifka la’is weheshadaayee
Ifka wax la isu taraayee

Waanadu waa iga dardaaran
Walaal sidaad iila weentahay
Wax weeyaan cajiib ah

Ifka lagu yahay walaal
Ifka la’is weheshadaayee
Ifka wax la isu taraayee

Rules

1.Xushmad kuso gal 🤐

Respect ur self first

2. Lama kla laha Team Walaalaha🩸❤️.

Feel free and follow the page

3. Kaftan bila xanaf ah . Plz no cay

Come lets have fun .

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 28, 2024 2,408 +1 +0.1%
February 07, 2024 2,407 +1 +0.1%
December 24, 2023 2,406 0 0.0%
November 11, 2023 2,406 +2 +0.1%
October 11, 2023 2,404 0 0.0%
September 12, 2023 2,404 -1 -0.1%
August 14, 2023 2,405 -1 -0.1%
July 12, 2023 2,406 -1 -0.1%
June 19, 2023 2,407 -8 -0.4%
March 18, 2023 2,415 +7 +0.3%
March 02, 2023 2,408 +8 +0.4%
May 01, 2022 2,400 +100 +4.4%
March 19, 2022 2,300 +100 +4.6%
March 12, 2022 2,200 +34 +1.6%
November 19, 2021 2,166 -1 -0.1%
November 18, 2021 2,167 -5 -0.3%
November 15, 2021 2,172 -3 -0.2%
November 14, 2021 2,175 +1 +0.1%
November 11, 2021 2,174 -4 -0.2%
November 09, 2021 2,178 +9 +0.5%
November 08, 2021 2,169 +22 +1.1%
November 02, 2021 2,147 +1 +0.1%
October 31, 2021 2,146 -2 -0.1%
October 30, 2021 2,148 -1 -0.1%
October 29, 2021 2,149 -3 -0.2%
October 28, 2021 2,152 +1 +0.1%
October 27, 2021 2,151 +346 +19.2%
August 27, 2021 1,805 +3 +0.2%
August 26, 2021 1,802 +16 +0.9%
August 25, 2021 1,786 +17 +1.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs