GARXAJIS WEYNE on Clubhouse

GARXAJIS WEYNE Clubhouse
524 Members
Updated: Jun 19, 2024

Description

Abwaan Loodh
1981:

Sow Niman haday dibirsamaan daymo kulul maaha.

-Sow Niman xaqoodo la deday doonan kara maaha.

-Sow Niman wixii dala'sada Dacar dhanaan maaha.

-Duulaanka Habaryoonis saw kuma damaashado.

-Sow Nimanka Madhiin ku durey Danane Giib maaha.

-Sow Nimanka Doocaamiyee daaqa Jaray Maaha.

-Sow Nimanka Dacalaale iyo Xertii diley Maaha.

-Sow Nimanka Wadaadkii Dib jirnimada Badey maaha. (Sayid ina abdale xasan)

-Sow Nimanka daarood ku xaar dab ka shidey maaha.

-Sow Nimanka daahyaale iyo dura lahaa maaha.

-Sow Nimanka doofaaradii diinta baray
maaha.

-Sow Nimanka daaduunka baday dalawadii maaha. (Hashii cartan)

-Sow Nimanka duumaale iyo jiidhey Darey maaha.

-Sow Nimanka dalandooliye Cali duubey maaha.

-Sow Nimanka Laasaha Danood dayr ku xidhay maaha.

-Sow nimanka daraatoole iyo walwaal degay maaha.

-Saw nimanka dooxooyinkii looga diday
Maaha.

-Duulaanka habaryoonis saw kuma damaashaado.

-Miyaa nala dilaa saw wixi daran ma baabiino.

-Miyaa nala dugaarayn karaa saw dib looma waayo.

-Miyaa colal naloo soo dira saw dab ma ruubsiino.

-Sow saanad darrandooriya oo dihin ma leefsiino.

-Doomarta saw uma galnoo Daanka kama shiishno.

-Sow duud abeesiyo wadnaha diirad kama saarno.

-Sow daayaciin kama dhignoo doorka kama layno.

-Sow dabinka kuma roorinoo duuyo kama reebno.

-Sow dooga kama caydhinoo daaqa kama riixno.

-Sow daxalka kama maydhanoo dib uma liibaano.

-Sow dirirta kuma aarsano Doorad kama Cayaarno.

-Dulaanka Habaryoonis Sow kuma damaashaado.

Daaraha dhalaaliyo waxaan dahab la shiilaayo.

Dibnaweyne Somali baad kala dilaashaaye.

Hadba QAAR dulmigu saaranyahaad dira diraalaysaaye.

Adiga iyo duqdaadii xumayd didibsan maysaane.

Ha dag dagin dukaacooyinka daafta kuu imane..

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
June 19, 2024 524 +3 +0.6%
March 17, 2024 521 +1 +0.2%
January 27, 2024 520 +4 +0.8%
December 13, 2023 516 +6 +1.2%
November 04, 2023 510 -1 -0.2%
October 04, 2023 511 +3 +0.6%
September 05, 2023 508 +4 +0.8%
August 07, 2023 504 +6 +1.3%
July 06, 2023 498 -6 -1.2%
March 14, 2023 504 +2 +0.4%
January 23, 2023 502 +2 +0.4%
January 19, 2023 500 +1 +0.3%
January 15, 2023 499 +1 +0.3%
January 11, 2023 498 +1 +0.3%
December 27, 2022 497 +1 +0.3%
December 23, 2022 496 +5 +1.1%
November 30, 2022 491 +1 +0.3%
November 23, 2022 490 +2 +0.5%
November 11, 2022 488 +3 +0.7%
November 04, 2022 485 +2 +0.5%
October 29, 2022 483 +3 +0.7%
October 22, 2022 480 +3 +0.7%
October 16, 2022 477 +2 +0.5%
October 09, 2022 475 +1 +0.3%
October 03, 2022 474 +3 +0.7%
September 30, 2022 471 +1 +0.3%
September 24, 2022 470 +1 +0.3%
September 18, 2022 469 +2 +0.5%
September 01, 2022 467 -1 -0.3%
August 26, 2022 468 +1 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs