adplus-dvertising

Team uma qalantid on Clubhouse

Team uma qalantid Clubhouse
1.7k Members
💯 Variety ✨ Meet People Topics
Updated: Aug 27, 2021

Description

✨Dunida wax la beerto waxaa ugu wanagsan waa walaalka fiican iyo wejiga furan 💁🏽‍♂️💌. ❇️Aduunyo diintaada u joog dadna dabcigaaga kula joog 🙏🏻🙏🏻. 🔹 Uf qabiil ka anaa leh,
Wuxuun baa ku adeegta,
Nin iskii kartidiisa,
Isagoon cid ku tiirsan,
Isku taagi kareynin,
Una haysta ateero,
Ayaantuu dambi geystana,
Laga hoos galo eeda,



Ayid waad is xigtaaniyo,
Idinkaa isku reer iyo,
Aqligii lixdankii,
Maanta iib geli maayo, Sidaan aaminsanahayna,
Abkuu doono ha sheegtee,
Wuxuunbaa ehel ii ah,
 Dadka kaan af aqaano ee,
Si wax iila arkaaya ee,
Na midayso ujeedo....Gaarriye AHUN

Rules

QABYAlADA LAMA OGOLA

Waad ku mahadsan tahay inaad nagu soo biirtay noqotid qayb ka mid ah bah-wadaagta @TeamUmaQalantid. Waxaad naga mudan tahay markastaba xushmad iyo qaddarin adna sidoo kale ayaanu kaa rajaynaynaaa

2️⃣-AQOON IS-WAYDAARSI

Aad baanu ugu farxi doonaaa Hadii aad wax uun inna naga faaiidid si sidaasi lamid ahna annaguna waanu ku farxi doonaa aqoonta aad nagu soo kordhisid mid dhaqan mid diini iyo mid maaddi ah tay doonto

3️⃣-ARAGTIDAADA WAXAAD U TAHAY XOR

Hore waa tii loo yidhi maan rag/dumar waa mudacyo afkood markaa waanu kugu tix-gelinaynaaa fikirkaaga adigu bah-wadaagtu sidaas ayay kaa rajaynaysaaa

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
August 27, 2021 1,728 -1 -0.1%
August 26, 2021 1,729 +4 +0.3%
August 25, 2021 1,725 +23 +1.4%
August 24, 2021 1,702 +2 +0.2%
August 23, 2021 1,700 +13 +0.8%
August 22, 2021 1,687 +10 +0.6%
August 21, 2021 1,677 +8 +0.5%
August 20, 2021 1,669 +11 +0.7%
August 19, 2021 1,658 +66 +4.2%
August 18, 2021 1,592 +42 +2.8%
August 17, 2021 1,550 +530 +52.0%
August 16, 2021 1,020 +8 +0.8%
August 15, 2021 1,012 -1 -0.1%

Charts

Some Club Members

More Clubs