* on Clubhouse

Updated: Mar 17, 2024
* Clubhouse
1.2k Followers
596 Following
@cabdoo_420 Username

Bio

Maan gaadhin darajada
Maamuus abwaanimo.
.................................................
Heesta xillo Jano.

Hadaan kugu Yara xanaaqo
Aduu daji xaaladaydoo
Xasili mawjadaha kacaaya
Xinbaa dumar lagu yiqiinee
Xilkii odaynimo ha seegin

Wanaaga hadaaban xooro
Xaqeenana dhawri waayo
Aduu ha xumaan sidaydee
Xagayga wixii qaloocda
Aduu xaga kale Ka toosi

..............kooras................
Rabaa isku xidhay duntenee
Sidaad xanaf iiga dhawrto
Waxaan kuu noqon xurmeya
Ruux kugu xafida quluubta. ✍️
....................................................

Heesta. Naftada igu lamaan

Niyada laabtiyo qalbiga
Nuuraay adigaa dagoo
Dajiya waan kugu nastee
Miyaan kaa noogayaa?

Nafbaad tahay igu dhex nool
Nud baad tahay iga midoo
Nuura nasiya nageeyaay
Naftaada ani igu lamaan

....... kooras................
Dhisaay noloshayda kaabay
Dheeliga naftayda diidaay
Adigaan kugu nastoo
Naxariista aday barree
Miyaan nafar Kula simaa?✍️
......................................................

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 17, 2024 1,211 +1 +0.1%
January 21, 2024 1,210 +2 +0.2%
January 04, 2024 1,208 -1 -0.1%
December 19, 2023 1,209 +2 +0.2%
December 04, 2023 1,207 +2 +0.2%
November 20, 2023 1,205 +3 +0.3%
November 09, 2023 1,202 +3 +0.3%
October 30, 2023 1,199 +3 +0.3%
October 05, 2023 1,196 -2 -0.2%
September 27, 2023 1,198 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users