Sahanka guusha&s.wakhtiga on Clubhouse

Sahanka guusha&s.wakhtiga Clubhouse
75.2k Members
Updated: Mar 27, 2024

Description

(Qolka ciyaartu wa ka mamnuuc siyasada diinta iyo qabyalada wa mamnuuc sido kale. Qolka qofna ha remove garayn wuxu doono ha sameeyo fadlan hoos gee. Qolka qofkan shekaynayn loma baahna ragu aad yaan lo waa sheekaysan. Hadaanad kaftan aqoon hala kaftamin dadka hada la kaftanto ha xanaaqin . Hoosta qolka cid fadhisata lama ogola. Qolka qaracanka maroor dilaaca calool xumada . Luqadsomali kaliya erye
Qolka sida qolalka kale maha hadi intaad joogto Clubhouse badanki qolkan joogin blocklagu ugu yaraan wiig saaraya adigo dad uruursanaya hadi lagu arko block)


Yaan Dulqaadku Kaa Dhigin
Qof Damiirku Mayd yahay
Fudaydkuna Adoo Dag'an
Magacaaga Yuu Dilin.

Noqo Ruux Ka Daahira
Waxa Sharafta Kaa Dila
Ha Yeeshee Duntaadiyo
Inad Tahay Qof Daacada
Adigoon Ku Daalayn
Dadka Kale Ka Dhaadhici
Dabcigaagu Kaad Tahay
Ha Ku Sheego Dabadaa!

Hebelbaa Damqanayoo
Hadalkaagu Durayaa
Ha U Dadin Xaqiiqdee
Runta Baro Daliilka ah """Laabsaalax"
All somali
So dhawaada
Qolkan aniga iyo adiga kuma dhisna ee
fikrad ayu ku qotomaa: Ragu aad yaanay u wada shekaysan hadaad cilad jirin.Cidaad garanayn ha la kaftamin hada kaftanto ha xanaaqin hadhaw. Qolka korka lama so saari karo qol ka yar 3k followers. Maroora dilaacu wa mamnuc
Qolkaale inta dad kala timaado qolka afka ha qaban:
Xidigta qolka gudida ayunba cid siin karta sidaanu qas iman:

Rules

Qolkan aniga iyo adiga kuma dhisna ee fikrad ayu ku qotomaa

Ragu aad yaanay u wada shekaysan hadaad cilad jirin.Cidaad garanayn ha la kaftamin hada kaftanto ha xanaaqin hadhaw

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 27, 2024 75,251 +855 +1.2%
February 06, 2024 74,396 +447 +0.7%
December 23, 2023 73,949 +466 +0.7%
November 11, 2023 73,483 +230 +0.4%
October 11, 2023 73,253 +243 +0.4%
September 11, 2023 73,010 +505 +0.7%
August 14, 2023 72,505 +4,001 +5.9%
July 12, 2023 68,504 +60,659 +773.3%
June 18, 2023 7,845 +2,378 +43.5%
March 18, 2023 5,467 +27 +0.5%
March 02, 2023 5,440 +40 +0.8%
February 04, 2023 5,400 +100 +1.9%
January 04, 2023 5,300 +100 +2.0%
December 24, 2022 5,200 +100 +2.0%
November 18, 2022 5,100 +100 +2.0%
October 30, 2022 5,000 +100 +2.1%
October 04, 2022 4,900 +100 +2.1%
September 12, 2022 4,800 +100 +2.2%
August 27, 2022 4,700 +100 +2.2%
July 26, 2022 4,600 +100 +2.3%
July 13, 2022 4,500 +100 +2.3%
June 30, 2022 4,400 +100 +2.4%
June 17, 2022 4,300 +100 +2.4%
June 03, 2022 4,200 +100 +2.5%
May 21, 2022 4,100 +100 +2.5%
April 24, 2022 4,000 +100 +2.6%
March 27, 2022 3,900 +100 +2.7%
March 19, 2022 3,800 +100 +2.8%
March 12, 2022 3,700 +994 +36.8%
November 24, 2021 2,706 +7 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs