SUPER SUPEER AWAL on Clubhouse

SUPER SUPEER AWAL Clubhouse
1.1k Members
Updated: Mar 24, 2024

Description

𝗗𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗶𝘀𝗮𝗮𝗾 𝗛𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗔𝘄𝗮𝗹💚🤍❤️ 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗿𝘁𝗶𝗱𝗲𝗲𝗱𝗶 💯💯



>CADADKUU SUBEER DHALAY MIYAAN CIIDA KU ASTEEYAY

𖣘 𝑪𝒂𝒍𝒊 𝒋𝒂𝒂𝒎𝒂𝒄 𝒉𝒂𝒂𝒃𝒊𝒊𝒍

𖣘 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝒖𝒔𝒕𝒂𝒓𝒆𝒆𝒍𝒊𝒚𝒂
Dhibaatiyo adoo gaajo qaba dhaxanta jiilaalka
Dhoor caano laga soo lisoo yara dhanaanaaday

Nin dhadhamiyey wuu garanayaa dhul ay qaboojaane
Goortaad dhantaa baa jidhkaba dhididku qooyaaye
Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele

Dheeraad u raaca iyo bilay dhacarsataa Hawde
Iyadoo dhinbiishii suuda iyo dhilatay maygaagga
Iyadoo dhammaan wada rintoo dhaaddan oo quruxsan

Oo farowga oofaha ku dhigay dhinacu goobaystay
Iyadoo dhawaysoo candhiyo dhays la socon weyday
Ayey jeelka kama dhawrsatee dhanaha xiistaaye
Dhabbaduu ku soo ururiyaa dhoobigii jiraye

Markay dhawr habeen soo dhaxday Dhamal timaaddaaye
Dharaar bay carrada joogsataa oy dhegadka ruugtaaye
Habeenka waxaa laga dhiijaa dhay habeed badane
Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geele.

𖣘 𝑨𝑭𝑳𝑶𝑾
Sange uurey yaallaan ciyoon saari kooraha'e
Safka reer jibriil baa fardaha suumanka u xidhiye
Siciid iyo haddaan laba bah-gobo siidhiiga u afuufo
Sacad muuse oo idil haddaan samayda taabsiiyo
Amaan ciise muuse u sayaxo suurta la afuufye
sunbulfaarta annagoo ka kulul ama saliid-gaasta
Sanahaabo iyo qiiq dhulkay simi lahaayeene
Annagu saado huruddaannu nahee subax hadaan toosno
Sanku-neefle waan qaban karnaa saacad iyo wiige

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 24, 2024 1,122 +1 +0.1%
February 03, 2024 1,121 0 0.0%
December 20, 2023 1,121 +6 +0.6%
November 08, 2023 1,115 +2 +0.2%
October 09, 2023 1,113 +2 +0.2%
September 09, 2023 1,111 -2 -0.2%
August 11, 2023 1,113 +3 +0.3%
July 10, 2023 1,110 +6 +0.6%
June 17, 2023 1,104 -16 -1.5%
March 16, 2023 1,120 +20 +1.9%
June 03, 2022 1,100 +100 +10.0%
March 27, 2022 1,000 +55 +5.9%
March 19, 2022 945 +9 +1.0%
March 11, 2022 936 +145 +18.4%
November 23, 2021 791 +31 +4.1%
November 20, 2021 760 +2 +0.3%
November 18, 2021 758 -1 -0.2%
November 16, 2021 759 +2 +0.3%
November 15, 2021 757 +1 +0.2%
November 14, 2021 756 +2 +0.3%
November 13, 2021 754 +3 +0.4%
November 10, 2021 751 +5 +0.7%
November 08, 2021 746 +9 +1.3%
November 07, 2021 737 +4 +0.6%
November 06, 2021 733 +5 +0.7%
November 01, 2021 728 -1 -0.2%
October 31, 2021 729 -1 -0.2%
October 30, 2021 730 +6 +0.9%
October 28, 2021 724 +1 +0.2%
October 27, 2021 723 +247 +51.9%

Charts

Some Club Members

More Clubs