ABAANDUULE JANAN WEERAR on Clubhouse

ABAANDUULE JANAN WEERAR Clubhouse
258 Members
Updated: Mar 5, 2024

Description

Curruf iyo Waraabe-Cuskay baa ciidan kuu xiga eh
Wiyil lama ragaadshoo naftaa lagala rooraaye
Hadaanaan rakadin mayadaa raxanka noo keentay
Aar lama rogaanrogo haduu raari jiifsado'e
Rabbi nama cadaabee warmaha raabax kaga yeelnay
Badda uurka iga reemi baa ruuxa kaa jariye
Uluuf iyo uluuf baa tolkay arad ka fuulaaye
Ololaha kun baa loo diraa oogta waabariye
Tan iyo soomali idilkeed ma jiro oday na gaadhaye
Arnaa'uud sidiisaan ahay iyo aarka debediide
Uumiga dagaalkaanu jirin nin i egeeyaaye
Arwaax nimanna way wada yaqaan idilka rer sheekhe

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 05, 2024 258 0 0.0%
January 15, 2024 258 +1 +0.4%
December 01, 2023 257 0 0.0%
October 26, 2023 257 0 0.0%
September 26, 2023 257 0 0.0%
August 28, 2023 257 0 0.0%
July 25, 2023 257 0 0.0%
June 30, 2023 257 -6 -2.3%
April 04, 2023 263 0 0.0%
March 10, 2023 263 +1 +0.4%
January 22, 2023 262 +1 +0.4%
January 18, 2023 261 -1 -0.4%
January 14, 2023 262 -1 -0.4%
December 30, 2022 263 +1 +0.4%
December 22, 2022 262 +1 +0.4%
October 27, 2022 261 -1 -0.4%
October 20, 2022 262 +1 +0.4%
October 14, 2022 261 -4 -1.6%
August 11, 2022 265 -1 -0.4%
July 29, 2022 266 -3 -1.2%
July 10, 2022 269 +1 +0.4%
July 03, 2022 268 +1 +0.4%
June 27, 2022 267 +1 +0.4%
June 20, 2022 266 +1 +0.4%
June 13, 2022 265 +1 +0.4%
May 18, 2022 264 -1 -0.4%
May 11, 2022 265 +1 +0.4%
May 04, 2022 264 +1 +0.4%
April 27, 2022 263 +3 +1.2%
April 20, 2022 260 +1 +0.4%

Charts

Some Club Members

More Clubs