Qolka Dacwada Islaamka on Clubhouse

Qolka Dacwada Islaamka Clubhouse
2.1k Members
Updated: Mar 24, 2024

Description

Kusoo dhawaada hooyga bad baadada islaamka wax walba oo bad baado u ah tiirarka islaamka iyo islamka gabi ahaan Waa wada ogol iyo wax wax ku ool ah Waxaa naga mam nuuc ah wax allaala iyo wixii kala geynaa wadajirka islaamka iska daba qaadasho iyo wixii la hal maala fadlan haloo wada shaqeysto maalinta danbe oo lama huraanka ah waad mahadsan tihiin dhamaan.
Maxaa inaga reeban ?: Qolkan waa qol dacwo waxaa ka reeban wax walbaa oo ka hor imanaya Diinta Islaamka iyo Dhaqanka suuban . Sidoo kale haka soo bixin muteka ilaa laguu fasaxo inaad hadasho .
Maxaa lagu qaban karaa qolkan ?: Qolkan waxaa lagu qaban karaa Muxaadarooyin , Doodaha cilmiyeesan & Duruus Diini ah sidoo kale waxaa lagu qaban karaa barnaamij waliba oo bushalada muslimka ahi hormar iyo wanaagi ugu jiro .
Yaa mudan in remove laga dhaho qolak ?: Qofkii fawaaxish ku hadla ama soo saarta waa laga saari doonaa qolka halka qofkii intaas wixii kasoo hara ee barnaamijka caqabad ku noqon kara ku kaca hoos loo dajin doono .

Rules

Maxaa inaga reeban ?

Qolkan waa qol dacwo waxaa ka reeban wax walbaa oo ka hor imanaya Diinta Islaamka iyo Dhaqanka suuban . Sidoo kale haka soo bixin muteka ilaa laguu fasaxo inaad hadasho .

Maxaa lagu qaban karaa qolkan ?

Qolkan waxaa lagu qaban karaa Muxaadarooyin , Doodaha cilmiyeesan & Duruus Diini ah sidoo kale waxaa lagu qaban karaa barnaamij waliba oo bushalada muslimka ahi hormar iyo wanaagi ugu jiro .

Yaa mudan in remove laga dhaho qolak ?

Qofkii fawaaxish ku hadla ama soo saarta waa laga saari doonaa qolka halka qofkii intaas wixii kasoo hara ee barnaamijka caqabad ku noqon kara ku kaca hoos loo dajin doono .

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 24, 2024 2,130 +4 +0.2%
February 03, 2024 2,126 +6 +0.3%
December 20, 2023 2,120 +3 +0.2%
November 09, 2023 2,117 +8 +0.4%
October 09, 2023 2,109 +1 +0.1%
September 10, 2023 2,108 +1 +0.1%
August 12, 2023 2,107 +1 +0.1%
July 10, 2023 2,106 +2 +0.1%
June 17, 2023 2,104 +28 +1.4%
March 17, 2023 2,076 -24 -1.2%
October 04, 2022 2,100 +100 +5.0%
August 07, 2022 2,000 +100 +5.3%
May 21, 2022 1,900 +100 +5.6%
March 11, 2022 1,800 +578 +47.3%
November 24, 2021 1,222 +16 +1.4%
November 23, 2021 1,206 +6 +0.5%
November 22, 2021 1,200 -3 -0.3%
November 20, 2021 1,203 +38 +3.3%
November 16, 2021 1,165 +1 +0.1%
November 15, 2021 1,164 +3 +0.3%
November 14, 2021 1,161 -1 -0.1%
November 13, 2021 1,162 +37 +3.3%
November 10, 2021 1,125 +1 +0.1%
November 09, 2021 1,124 +32 +3.0%
November 08, 2021 1,092 +2 +0.2%
November 06, 2021 1,090 +7 +0.7%
November 03, 2021 1,083 +96 +9.8%
November 01, 2021 987 +3 +0.4%
October 31, 2021 984 +2 +0.3%
October 29, 2021 982 -1 -0.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs