Xaliye Omar on Clubhouse

Updated: Apr 15, 2024
Xaliye Omar Clubhouse
1.9k Followers
2k Following
@drhamse Username

Bio

Walaashay wacaneey taan waaxahaa
Ruux lga midaay waalidkay Guradiisiyeey
Wakhtiguu lama dhalan qofnee wanaagi qalbigaaga oo waayahaa Adag iyo xiligaa
Waynuhuu haku mootiyoo walbahaar alle kรผma tusee waraabuhu kuma Gunee

Waligaa lfaraxasanoow Aduun waagii
Baryabaa hadaanan waajigaaga Araag
Waxabaa lga maqan walaal walaashay
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒนQaliyeey ๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน



Nasari weeye Aan hekay
Waa nasiib waa nal guusha igu haga waa najaax waa neef Aan qaato wa nafkaba nasaba caaqil dhalay iyo waa nadiif.




๐ŸŒน ๐ŸŒนDhibkaan kaa awdayaa๐ŸŒน
๐ŸŒนlnbaan kuu diidaya ๐ŸŒน
๐ŸŒนAdaan kuu danaynayaa ๐ŸŒน
๐ŸŒนAniga dunidaydiyeey ๐ŸŒน
๐ŸŒนAdaan kugu faanayaa ๐ŸŒน
๐ŸŒนlntaa ku daryeelayaa ๐ŸŒน
๐ŸŒนOoAan ku ag joogay ๐ŸŒน
๐ŸŒนSi Aanad uxiiso go in ๐ŸŒน
๐ŸŒนMar waan kula ooyayaa ๐ŸŒน
๐ŸŒนMar waan kula ciid ๐ŸŒน
๐ŸŒนMar waan ku Adeecaya ๐ŸŒน
๐ŸŒนOo wanku Aamaanaya๐ŸŒน๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 11, 2024 1,942 -1 -0.1%
February 19, 2024 1,943 +1 +0.1%
February 01, 2024 1,942 +5 +0.3%
January 15, 2024 1,937 +1 +0.1%
December 30, 2023 1,936 +1 +0.1%
December 14, 2023 1,935 +2 +0.2%
November 15, 2023 1,933 +2 +0.2%
November 05, 2023 1,931 -169 -8.1%
January 27, 2022 2,100 0 0.0%
January 20, 2022 2,100 0 0.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users