Sheeko on Clubhouse

Sheeko Clubhouse
3.2k Members
Updated: Mar 27, 2024

Description

ASalamu Caleykum waraxmatulahi Walalaha qolka Sheeko Ku So Dhawada Qolkaan Laga ma xigo walagu so Kala horay ee Dhankaga Karaca Adiga oo Ixtiramaya Naftada iyo Mida walalka Ama walasha ee Ka tirsan Qolka wuxu leyahay Gudi oo Xalinato wax Cabasho Ama Dacwad ah. xilkas ,Moha , Abdirahman ,Ardo ,illy ,Sheeko, iimaan.
No personal attack🛑: Cay, hadal ku durid, hoos u dhigid, block, ama qofka oo qolka laga tuuro. intaas midna lama ogola.
Falanqaynta qabiilada lama ogola./Qabyaaladda.: ● Doodaha diinta waa mamnuuc. (Waa caadi wixii wacdi iyo waano ah). ● Haddii labo qof is khilaafto, xaaladuna faraha ka baxdo, labadaas qof hoos baa loo dhigayaa si xaaladda loo dajiyo.
wax walba oo akhlaaqda iyo anshaxa ka baxsan waa mamnuuc.: Hadday tahay sawir, magac, hadal, ama kaftan. Lama ogola sawirada 1- Anshax darrada ah, 2- Qof lagu durayo. ● Qofkii jabiya ama ka hor yimaada sharciyadaas kor ku xusan guddigaa go'aan ka gaaraya.

Rules

Hadalaka wanagsan waa sadaqo

Fadlan Buuqa yare oo an is ixtiraano please

Kaftan iyo cayda kala saar

Caayda AMA afalagado lagama ogola halkan

Ha Ilawin ixtiraamka Dumarka

Qolkaan ku so dhawow lagama xigo waa qolkaga fadlan qabyaalad marabno

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 27, 2024 3,260 +144 +4.7%
December 22, 2023 3,116 +84 +2.8%
November 10, 2023 3,032 +40 +1.4%
October 11, 2023 2,992 +48 +1.7%
September 11, 2023 2,944 +66 +2.3%
August 13, 2023 2,878 +132 +4.9%
July 11, 2023 2,746 +30 +1.2%
June 18, 2023 2,716 +304 +12.7%
March 17, 2023 2,412 +112 +4.9%
December 24, 2022 2,300 +100 +4.6%
October 30, 2022 2,200 +100 +4.8%
September 19, 2022 2,100 +100 +5.0%
August 14, 2022 2,000 +100 +5.3%
July 19, 2022 1,900 +100 +5.6%
June 23, 2022 1,800 +100 +5.9%
May 21, 2022 1,700 +100 +6.3%
April 17, 2022 1,600 +100 +6.7%
March 27, 2022 1,500 +100 +7.2%
March 12, 2022 1,400 +237 +20.4%
November 23, 2021 1,163 +7 +0.7%
November 21, 2021 1,156 -2 -0.2%
November 20, 2021 1,158 +6 +0.6%
November 19, 2021 1,152 -1 -0.1%
November 18, 2021 1,153 +2 +0.2%
November 16, 2021 1,151 +4 +0.4%
November 13, 2021 1,147 +1 +0.1%
November 12, 2021 1,146 +5 +0.5%
November 09, 2021 1,141 +4 +0.4%
November 08, 2021 1,137 +8 +0.8%
November 07, 2021 1,129 +1 +0.1%

Charts

Some Club Members

More Clubs