❋ᗩᗰ✰ᒪ on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
❋ᗩᗰ✰ᒪ Clubhouse
3.1k Followers
3.2k Following
Mar 7, 2021 Registered
@indheergarad Username

Bio

‘ ﷽

Halkan waa No SʜᴜKᴀᴀɴsɪ ℤ𝕠𝕟𝕖!
ᑎO ᑭᗴᖇ𝑺Oᑎᗩᒪ ᑫᑌᗴ𝑺TIOᑎ𝑺 either.

𝕀 𝕨𝕒𝕤 𝕓𝕠𝕣𝕟 𝕀𝕟 𝕄𝕠𝕘𝕒𝕕𝕚𝕤𝕙𝕦, 𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚𝕒.

𝕭𝖆𝖈𝖍𝖊𝖑𝖔𝖗 𝖎𝖓 𝕴𝖓𝖙𝖊𝖗𝖓𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖆𝖑 𝕻𝖔𝖑𝖎𝖙𝖎𝖈𝖘/ 𝕴𝖓𝖙𝖊𝖗𝖓𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖆𝖑 𝕽𝖊𝖑𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖘/𝕴𝖓𝖙𝖊𝖗𝖓𝖆𝖙𝖎𝖔𝖓𝖆𝖑 𝕬𝖋𝖋𝖆𝖎𝖗𝖘

꧁꧂ 𝓘 𝓪𝓶 𝓲𝓷𝓭𝓮𝓹𝓮𝓷𝓭𝓮𝓷𝓽 𝓱𝓾𝓶𝓪𝓷𝓲𝓽𝓪𝓻𝓲𝓪𝓷. ꧁꧂

Snapchat: amalujy2016

𝗠𝗮𝗮𝗵𝗠𝗮𝗮𝗵𝘆𝗮𝗱𝗮 𝙖𝙖𝙣 𝙪𝙜𝙪 𝙅𝙚𝙘𝙡𝙖𝙝𝙚𝙮 𝙖𝙛𝙠𝙖 𝙎𝙤𝙢𝙡𝙞𝙜𝙖 𝙬𝙖𝙭 𝙠𝙖 𝙢𝙞𝙙𝙖

•Dhubuq-dhubuq hore dhabanno-hays dambe ayay leedahay
•Afxumo nabadna waa kaa geysaa, colaadna wax kaagama tarto.
•Ciirtaa-dhamaa ceebtaa yaqaan.
• Saddex baa rag ugu liita: ma-toshe, ma-tashade iyo ma-tashiishe.
• Talo walaal diide taagoogta ayuu kajabaa.
• La-yeele ma hilmaamo, laakin yeele wuu hilmaamaa.
• Hangaraarac lug ima dhutiyo
• Gari laba ninn kama wada qosliyo.
• Doqoni sokeeye ma aha.
• Colaadi yaryaraysi ma leh.

M҉A҉J҉E҉E҉T҉E҉E҉N҉🇸🇱
( ͡° ͜ʖ ͡°) 𝑴𝑨𝑱𝑬𝑬𝑹𝑻𝑬𝑬𝑵 nimaan oqoon baa yiraa hadalka qaarkiise.
✵Waa nimaan hurmuud wada ah iyo,hanadyo waaweyne.
✱Waa nimanka haybtoodu tahay, Haashinkaas kore e.
✮Waa nimanka deeqdii hanbaday, hibo Ilaaheeye,
✬Waa niman intay hodon yihiin, hoog ku sii daraye,
✪Waa niman gob baa lagu hirtaa, lagu hagaagaaye.
✹Waa nimanka daaraha hurdiyio, harac dallaal weyne,
✯Waa niman xariira huwanoo, huga ku laafyoone
✮Waa nimanka haashaarka gole,marada haafeeyne
✬Waa nimanka doonyuhu Hindiga,uga himbaartaane
✫Waa niman haruur iyo bariis,hoyga loo dhigaye
✩Waa nimanka haanfuuqayee,timirtu hoos taale
❆Waa niman haleeliyo horweyn,heel ka buuxsadaye
❋Waa niman adduun lagu huroo,maal hareeriminne
✲Waa niman intay wada habceen, heeshiguun dhiciye
✱Waa niman hingaar lama watee,haybad guursada e
✾Waa niman hablaha ay qabaan,halalac leeyaane,
✻Sida heegadoo curatay bay, shuqul hillaacaane
✹Waa niman hub iyo dowladnimo haysta waligoode
𓃗 Waa niman u heenseyn fardaa halabsigoodiiye
✵Waa niman halqooqaha rogaal,heegma weligoode
❋Waa niman hadday rag is-hayaan,huriya baaruude
✱Waa niman madaafiic higliyo,haaliggii ridiye
✰Waa niman hanaanaca kufriga,hoor ka soo qubiye
✯Daaroodku waa wada halyey,kalase heyb roone
✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰✰


. ╰☆☆ 𝓟𝓤𝓝𝓣𝓛𝓐𝓝𝓓𝔈ℜ 𝓯𝓸𝓻 𝓛𝓲𝓯𝓮 ☆☆╮

🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦 ✩ 🟦🟦🟦🟦🟦
⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️
⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩

🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦 ✩ 🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦

~~~~~~~~~~~~~𐒛𐒑𐒛𐒐 ~~~~~~~~~~~~~~
~~~~💙🤍💚𐒓𐒛𐒆𐒒𐒏𐒜𐒕𐒌𐒛💙🤍💚~~~~~
~~~~~~~💙🤍💚𐒁 𐒚 𐒒 𐒂💙🤍~~~~~~~~

****************📍🇺🇿🇸🇴🇺🇸****************

Invited by: Shafi Bosska

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 3,120 +14 +0.5%
March 07, 2024 3,106 +11 +0.4%
February 14, 2024 3,095 +19 +0.7%
January 27, 2024 3,076 +18 +0.6%
January 10, 2024 3,058 +1 +0.1%
December 10, 2023 3,057 +2 +0.1%
November 25, 2023 3,055 +2 +0.1%
November 03, 2023 3,053 +1 +0.1%
October 25, 2023 3,052 +1 +0.1%
October 16, 2023 3,051 -2 -0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users