Horumarinta Qoyska on Clubhouse

Horumarinta Qoyska Clubhouse
889 Members
🧸 Parenting 👥 Social Issues Topics
Updated: Aug 7, 2022

Description

Empowering Somali families and youth, we want to shorten the generational gap between parents and children. Our goal is to build a healthy , pleasant, loving 🥰 and positive family atmosphere so we can have a better society.Waxaan ku dadaalaynaa Saan u dhiirigalin lahayn bulshada soomaaliyeed. Waxaan aaminsanahay hadii Qoyska hoosta laga soo dhiso in bulshada horumar la gaadhsiin karo. Waxaan qabanaa barnaamijyo khuseeya bulshada Isniin: Horumarinta NAFTA . Talaado: xoojinta xidhiidhka lamaanaha. Arbaco: Horumarinta waalidnimada. Saacadaha aan soo galno : 12: 00 pm pacific 3:00 pm eastern time and 2:00 pm central time. Waqooyiga America USA 🇺🇸 and Canada 🇨🇦. 7:00 pm 🇬🇧 and 8:00 pm wadamada kale ee yurubta.

Rules

Respect ✊🏾 Ixtiraam dadka qolka jooga.

Madashan waan ku kala faaiidaysanaynaa markaas aan is ixtiraamno hadaadan jeclayn qof kale hadalkiisa ama wax ku dhiba aad aragto fadlan nala soo xiriir si aan wax uga qabano Insha Allah. Mahadsanid

One 🎤 one person. Aan is dhagaysano.

Hadaan is dhagaysano waan kala faa iidaysanaynaa, laakiin hadaan buuqno isma maqlayno mana kala faa iidaysanayno. Gacanta taago ama ma hadli karaa dheh kadib waa lagaa qayb galin barnaamijka. Mahadsan

Nominate at least 5 people to join the club.

Fadlan kusoo martiqaad asxaabtaada club ka waayo waxaad tahay qof jecel wanaaga sidaas darteed walaaladaana la jeclow wanaaga.Mahadsanid

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
August 07, 2022 889 +1 +0.2%
July 25, 2022 888 +3 +0.4%
July 18, 2022 885 -1 -0.2%
July 12, 2022 886 +2 +0.3%
July 05, 2022 884 -2 -0.3%
June 22, 2022 886 +3 +0.4%
June 16, 2022 883 +2 +0.3%
June 09, 2022 881 +2 +0.3%
May 27, 2022 879 +3 +0.4%
May 20, 2022 876 +1 +0.2%
May 13, 2022 875 +4 +0.5%
May 07, 2022 871 -1 -0.2%
April 23, 2022 872 +2 +0.3%
April 16, 2022 870 +1 +0.2%
April 09, 2022 869 -1 -0.2%
April 02, 2022 870 +2 +0.3%
March 26, 2022 868 +4 +0.5%
March 11, 2022 864 +42 +5.2%
November 22, 2021 822 +8 +1.0%
November 15, 2021 814 +1 +0.2%
November 13, 2021 813 +6 +0.8%
November 05, 2021 807 +4 +0.5%
October 30, 2021 803 +3 +0.4%
October 27, 2021 800 +46 +6.2%
August 26, 2021 754 +2 +0.3%
August 25, 2021 752 +1 +0.2%
August 22, 2021 751 +1 +0.2%
August 19, 2021 750 +2 +0.3%
August 18, 2021 748 -1 -0.2%
August 17, 2021 749 +2 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs