WAA MARKAAGI on Clubhouse

WAA MARKAAGI Clubhouse
803 Members
Updated: Mar 13, 2024

Description

Madasha WAA MARKAAGI waxa aad ka heli doontaa barnaamijyo faahfaahsan oo dhiigga iyo dhuuxa ku dhaqaajiya, kuna saabsan jaadadka kala duwan ee nolosha, sida Falsafad, Kasmanafeed, Arrimaha Diinta, Arrimaha Bulshada, Meerta Nololeedka, Dhacdooyinka Dunida, Aqoon Guud. IWM.
Wixii aan aqoon iyo faa'iido lahayn lama oggola!: Waxaan kaa fileynaa in aad nala wadaagto barnaamijyo faa'iido u leh xubnaha bartaan ku xiran, waana ka mamnuuc wixii intaas ka baxsan.
Ha ku xadgudbin xubnaha kale!: Shaqsi walba waa qof jira (dhaddig & lab), sidaa darteed madashaan waa ka mamnuuc yasid, faquuq, gabood-fal, iyo wixii la halmaala.
Kala faa'iidaysasho!: Dhanka da'da, khibrada, iyo xirfada waa kala doonis duwanahay, sidaa darteed aan maanka ku hayno maxaan ka faa'iidi karaa ama aan ku kordhin karaa waxa madasha WAA MARKAAGI ka socda.

Rules

Wixii aan aqoon iyo faa'iido lahayn lama oggola!

Waxaan kaa fileynaa in aad nala wadaagto barnaamijyo faa'iido u leh xubnaha bartaan ku xiran, waana ka mamnuuc wixii intaas ka baxsan.

Ha ku xadgudbin xubnaha kale!

Shaqsi walba waa qof jira (dhaddig & lab), sidaa darteed madashaan waa ka mamnuuc yasid, faquuq, gabood-fal, iyo wixii la halmaala.

Kala faa'iidaysasho!

Dhanka da'da, khibrada, iyo xirfada waa kala doonis duwanahay, sidaa darteed aan maanka ku hayno maxaan ka faa'iidi karaa ama aan ku kordhin karaa waxa madasha WAA MARKAAGI ka socda.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 13, 2024 803 0 0.0%
January 23, 2024 803 0 0.0%
December 09, 2023 803 0 0.0%
November 01, 2023 803 0 0.0%
October 02, 2023 803 0 0.0%
September 02, 2023 803 -1 -0.2%
August 05, 2023 804 +6 +0.8%
July 04, 2023 798 -7 -0.9%
April 08, 2023 805 -1 -0.2%
March 13, 2023 806 +4 +0.5%
January 22, 2023 802 +1 +0.2%
December 27, 2022 801 +2 +0.3%
December 23, 2022 799 -1 -0.2%
November 29, 2022 800 +1 +0.2%
October 03, 2022 799 -1 -0.2%
September 11, 2022 800 -2 -0.3%
August 12, 2022 802 +1 +0.2%
July 04, 2022 801 +1 +0.2%
June 28, 2022 800 -1 -0.2%
June 15, 2022 801 +1 +0.2%
June 08, 2022 800 +1 +0.2%
May 13, 2022 799 +1 +0.2%
May 06, 2022 798 +1 +0.2%
April 29, 2022 797 -2 -0.3%
April 15, 2022 799 -1 -0.2%
April 08, 2022 800 +1 +0.2%
April 01, 2022 799 -1 -0.2%
March 25, 2022 800 +1 +0.2%
March 17, 2022 799 +1 +0.2%
March 10, 2022 798 +4 +0.6%

Charts

Some Club Members

More Clubs