Kulmiso - Araweelo on Clubhouse

Kulmiso - Araweelo Clubhouse
3.2k Members
Updated: Mar 20, 2024

Description

|Uhiillinta Afsoomaaliga iyo midnimada| “Abkuu doono ha sheegto’e wuxuunbaa ehel ii ah Dad qofkaan af-aqaanee si wax ii la arkaayee Na midayso ujeeddo” Gaarriye (AUN). |Dad iyo danba waa la aruurshaa|DIINTA ISLAMKA WAA XURMADA NOLOSHA! Haddaad doonaysid in aad u gefto DIINTAYDA ha soo gelin Kulmiso-Araweelo. Teyda xurmee, taada waa iga amaan helaysaa e
Ayid oo qiimee! D: Shaqsi walba waa qof jira (dhaddig & lab), sidaa darteed madashan waa ka mamnuuc yassid, faquuq, gaboodfal iyo wixii la halmaala.
Istixgelin!: Waa lama dhaafan in aan si hufan oo istixgelin ku dheehantahay aynu ku wada joogno oo ka fogaanaa weerar shaqsi, aflagaado, gef iyo wixii la halmaala.
Kala faa’iidaysasho!: Waa kala da’, khibrad, xirfad iyo doonis duwanahay. Sidaa darteed aan maanka ku hayno maxaan ka faa’iidi karaa ama aan ku kordhin karaa waxa madasha Kulmiso ka socda.

Rules

Ayid oo qiimee! D

Shaqsi walba waa qof jira (dhaddig & lab), sidaa darteed madashan waa ka mamnuuc yassid, faquuq, gaboodfal iyo wixii la halmaala.

Istixgelin!

Waa lama dhaafan in aan si hufan oo istixgelin ku dheehantahay aynu ku wada joogno oo ka fogaanaa weerar shaqsi, aflagaado, gef iyo wixii la halmaala.

Kala faa’iidaysasho!

Waa kala da’, khibrad, xirfad iyo doonis duwanahay. Sidaa darteed aan maanka ku hayno maxaan ka faa’iidi karaa ama aan ku kordhin karaa waxa madasha Kulmiso ka socda.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 20, 2024 3,285 0 0.0%
January 30, 2024 3,285 +2 +0.1%
December 16, 2023 3,283 +1 +0.1%
November 06, 2023 3,282 -1 -0.1%
October 06, 2023 3,283 +3 +0.1%
September 07, 2023 3,280 0 0.0%
August 09, 2023 3,280 -1 -0.1%
July 08, 2023 3,281 +2 +0.1%
June 15, 2023 3,279 -8 -0.3%
March 15, 2023 3,287 -13 -0.4%
June 22, 2022 3,300 +100 +3.2%
March 11, 2022 3,200 +26 +0.9%
November 22, 2021 3,174 +4 +0.2%
November 21, 2021 3,170 +1 +0.1%
November 17, 2021 3,169 +1 +0.1%
November 15, 2021 3,168 +2 +0.1%
November 14, 2021 3,166 -1 -0.1%
November 13, 2021 3,167 +2 +0.1%
November 12, 2021 3,165 +1 +0.1%
November 11, 2021 3,164 +3 +0.1%
November 09, 2021 3,161 +1 +0.1%
November 08, 2021 3,160 +22 +0.8%
November 06, 2021 3,138 +1 +0.1%
November 04, 2021 3,137 -3 -0.1%
November 01, 2021 3,140 +1 +0.1%
October 31, 2021 3,139 +4 +0.2%
October 30, 2021 3,135 +2 +0.1%
October 29, 2021 3,133 +2 +0.1%
October 27, 2021 3,131 +80 +2.7%
August 27, 2021 3,051 +1 +0.1%

Charts

Some Club Members

More Clubs