Quruxdii adaankiyo
Qaayihii naftaydaay
Qalbigaa ku raacoo
Naftaa ku qushuucdoo
Dareenkaa ku qaayibay
Cidkaleeto qabanayn
Aduun buu ku qaabilay
Qowlkaaga wacaniyo
Sheekadaada qiimaha
Markii aan qiyaasaan
Qubataa sss
Qiirootaa naftaydiyoo
Qalbiguna dhalaalaa
Qiimahaada dy
Ma qiyaasikarayeeee
Ila qabo kalgacalkoo
Qudhaan ku ogalaatoo
Beerkaygaad qafilatee
Boga adigaa qaateee
Ila qaybso caashaqa
Dhinacaaga ila qaboo
Macaaneey qalbiga hoo
Qudhaadana isiiyoo
Aan qorshayno gurkii
Qalabayno guri wacan ❤️💘 🆈🅰🅰 🅺🆂🅾 🅳🅸🆁🅰🆈 🅵🅰🅼🅸🅻🆈❤️🇩🇰 ꧁𝐘𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐒𝐎 𝐃𝐈𝐑𝐀𝐘 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋 𝐏𝐀𝐆𝐄꧂
💯෴ ☞𝐚𝐆𝐔𝐃𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀☜෴💯
✔ ֎𝐃𝐀𝐀𝐌𝐎 𝐉𝐑֍✔
Invited by: Barlin Fardowsa
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 24, 2024 | 2,206 | +7 | +0.4% |
May 22, 2024 | 2,199 | +9 | +0.5% |
April 19, 2024 | 2,190 | +11 | +0.6% |
March 13, 2024 | 2,179 | +9 | +0.5% |
February 20, 2024 | 2,170 | +1 | +0.1% |
February 03, 2024 | 2,169 | +9 | +0.5% |
January 17, 2024 | 2,160 | +14 | +0.7% |
December 31, 2023 | 2,146 | +12 | +0.6% |
December 16, 2023 | 2,134 | +16 | +0.8% |
December 01, 2023 | 2,118 | +17 | +0.9% |