Dhashii reer koonfur galbeed 💯💯
Somalinimada iga badan 🇸🇴🇸🇴😇💯
🔜↪️Qolka Arlaadi Show 🇦🇿🇸🇴👸🌐🚾♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Team MNH ❤️❤️❤️❤️❤️
My king MK ❤️😍
Gocashada xanuunka leh
Waxaan uga gol leeyahay
Godob aabbe falay baa
Ubadkiisa gocondhiyo
Gumar shidan ku noqotoo
Gebi dheer ku dumisee
Ninka inan ma geyda ah
Golqaniin ku maalee
Gurrac kaga danaystow
Waxaad gaaxsanaysiyo
Gashigaad cunaysiyo
Xumahaad geleysaa
Ruuxay ka go’an tahay
Gabadhaada weeyee
Gefka aad falaysiyo
Waxaad geysanaysaad
Galab kale ka sheekeyn.
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 14, 2024 | 3,045 | +21 | +0.7% |
May 11, 2024 | 3,024 | +10 | +0.4% |
March 25, 2024 | 3,014 | +10 | +0.4% |
March 08, 2024 | 3,004 | +5 | +0.2% |
February 15, 2024 | 2,999 | +1 | +0.1% |
January 28, 2024 | 2,998 | +4 | +0.2% |
January 11, 2024 | 2,994 | +2 | +0.1% |
December 11, 2023 | 2,992 | +3 | +0.2% |
November 26, 2023 | 2,989 | +5 | +0.2% |
November 13, 2023 | 2,984 | +3 | +0.2% |