.๐๐๐คsunta dadka ilmaysiisa๐คดG.36๐ฆ๐ฆ
Gacanta kuu qaado
Walee inaad sidii qoom
Lagubay goob cidla ah joogsan.
Isaxaaq godkuu iigu jiro waa nad garanayne.
Ugaadh cumar gantaalkuu rido
Uunka wuu gubiye.
Badhulbantada daad garanaysaa
Ayaa gawda kaa jariye.
Gawracaaga nimankii yaqiin
Gobada caynaashe .
Gaashaamo way kaaga iman
Gabanadii hawde.
Intay bari gadhwayn iga xigtaan
Cidi igaadhayne
Gobtii ceel afwayn lagu ogaa
Gaanka sacad yoonis
Jeegaanta nimankaa gubee
Garabka naafeeyay.
Gob weeyaan haduu cali saciid.
Weerar kula goobo.
Oo reer xuseen soo gurmado
Goolka kaa dhaliye
Gรผmbรผur iyo haday kuu kacaan
Gaanka laba muuse xirsiyoo ku soo gaadhin baad ayaad goob banaan noqone.
Haday gubato muuse cabdalaan cidina
Gaadhayne.
Gobtii baha ismaaciil ragii gaanka sare
Joogay
๐-36๐ช๐พ๐ฆ๐ฆ
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
July 02, 2024 | 1,473 | +1 | +0.1% |
May 29, 2024 | 1,472 | +1 | +0.1% |
April 27, 2024 | 1,471 | +2 | +0.2% |
February 24, 2024 | 1,469 | +1 | +0.1% |
February 07, 2024 | 1,468 | -1 | -0.1% |
December 19, 2023 | 1,469 | +2 | +0.2% |
November 20, 2023 | 1,467 | +1 | +0.1% |
November 09, 2023 | 1,466 | -1 | -0.1% |
October 30, 2023 | 1,467 | +1 | +0.1% |
October 05, 2023 | 1,466 | -34 | -2.3% |