Hiilka islaamka on Clubhouse

Hiilka islaamka Clubhouse
7.4k Members
Updated: Mar 27, 2024

Description

Su'aalaha diiniga soo waydii culumada kuna soo dir 👉
[email protected]
Jadwalka joogtada ah ee
HIILKA ISLAAMKA




18:30/6:30pm EAT
SHEIKH MOHAMED ALII
ISNIIN, .TALAADO ARBACO
KITAABKA TOWXIIDKA .




21:00/ 09:00pm EAT
Sheikh Abaa hudeyfa
Isniin iyo Talaado
Barnaamijka Imaaniyadka


21:00 /09:00pm EAT
Sheikh abaa hudeyfah
Jimco, sabti & axad tacziizul yaqiin.



23:00= 11:00pm EAT⏰
SH AHMED DHAGAXTUUR
Sabti & arbaco AL-MABAADI AL FIQIYYAH.



18:00/6:00pm EAT⏰
SH.ABDIRISAQ SUGULE
Sabti axad
Suwar min

16:00/04:00pm EAT
Sheikh taajudiin:
Sabti & axad
Naxwo .

Sheikh shaakir: kitaab (كتاب عون العابد )
21:30/09:30
Dowro: dhaxalka & islaamka habeen sh. Abdirahman


Waydii culumadda jimcaha

Radu shubahaat
Khamiista

Qolkaan waxaad ka heli doontaa arimaha la xiriira diinta islaamka iyo muslimiinta.
Barashada diinta islaamka.

Ka jawaabida arimha qofka la soo derisa ee shaki ka geliya diintiisa.
Waxaad ka ogaanaysaa sidoo kale ka jawaabida been abuurka ay ka faafiyaan diin laawayaasha islaamka iyo jawaab celinta dhamaan ahlu baadilka.

1Radinta feminism
2Radinta masiixiyada
3Radinta Alle koodka
Mute haka soo bixin: Ilaa lagu siiyo hadalka qofkii sameeya hoos ayaa la dhigayaa , Lama oggola aflagaado iyo qof qof inuu ku xadgudbo
Mowduuca haka bixin laga hadlaayo: Kuna saleey falanqeyntAADA qaab cilmiyeeysan diintana ku tacaluqdo
Dooda markeey socoto: Haka soo dhaxgelin mute kana haka soo bixin waxii tallo iyo tusaala ah massange ahaan ugu qor qofka mic haysta ama sug ilaa uu qofka doodaya mic iska soo wareejiyo mhadsanid

Rules

Mute haka soo bixin

Ilaa lagu siiyo hadalka qofkii sameeya hoos ayaa la dhigayaa , Lama oggola aflagaado iyo qof qof inuu ku xadgudbo

Mowduuca haka bixin laga hadlaayo

Kuna saleey falanqeyntAADA qaab cilmiyeeysan diintana ku tacaluqdo

Dooda markeey socoto

Haka soo dhaxgelin mute kana haka soo bixin waxii tallo iyo tusaala ah massange ahaan ugu qor qofka mic haysta ama sug ilaa uu qofka doodaya mic iska soo wareejiyo mhadsanid

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 27, 2024 7,426 +30 +0.5%
February 07, 2024 7,396 +35 +0.5%
December 23, 2023 7,361 +24 +0.4%
November 11, 2023 7,337 +64 +0.9%
October 11, 2023 7,273 -2 -0.1%
September 11, 2023 7,275 +11 +0.2%
August 14, 2023 7,264 +32 +0.5%
July 12, 2023 7,232 +4 +0.1%
June 18, 2023 7,228 +13 +0.2%
March 18, 2023 7,215 +18 +0.3%
March 02, 2023 7,197 -3 -0.1%
December 24, 2022 7,200 +100 +1.5%
November 12, 2022 7,100 +100 +1.5%
September 30, 2022 7,000 +100 +1.5%
September 12, 2022 6,900 +100 +1.5%
August 27, 2022 6,800 +100 +1.5%
July 06, 2022 6,700 +100 +1.6%
June 17, 2022 6,600 +100 +1.6%
May 28, 2022 6,500 +100 +1.6%
April 10, 2022 6,400 +100 +1.6%
March 27, 2022 6,300 +100 +1.7%
March 19, 2022 6,200 +100 +1.7%
March 12, 2022 6,100 +1,030 +20.4%
November 24, 2021 5,070 +14 +0.3%
November 23, 2021 5,056 +21 +0.5%
November 22, 2021 5,035 +28 +0.6%
November 20, 2021 5,007 +24 +0.5%
November 19, 2021 4,983 +10 +0.3%
November 18, 2021 4,973 +38 +0.8%
November 17, 2021 4,935 +13 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs