S/lander on Clubhouse

S/lander Clubhouse
1.8k Followers
3.8k Following
Apr 8, 2021 Registered
@m.ashri Username

Bio

Wayo arag wax waydii 💚💚💚💚🤍🤍🤍
❤️❤️❤️❤️❤️🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

Dhame maxamad xaashow
Ina xaashi dhamacoow
Maalintay dhaharatee
Geelu dhimo hadhuubkee
Dhaqayo iyo galoof yahay
Rag ka dhoofa baa jira.
Maalintay dhanaantahay
Rag dhirbaaxo quudheed
Inta ay ku dhaashtaan
Xidigaha is dhalan roga
U dhufaanan baa jira.

Inta qaran dhiskiisiyo
Dhidibkiisu taagnaa
Dheeraad nin dooniyo
Nin ku dhaga xaqiisoo
Dhacsanaayay baa jira

Maansadii dhahar

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 08, 2022 1,800 -100 -5.3%
August 07, 2022 1,900 +100 +5.6%
August 05, 2022 1,800 -100 -5.3%
November 26, 2021 1,900 +100 +5.6%
November 06, 2021 1,800 +100 +5.9%
September 23, 2021 1,700 -3 -0.2%
August 25, 2021 1,703 +752 +79.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users