muna on Clubhouse

Updated: Mar 20, 2024
muna Clubhouse
1k Followers
1k Following
@kulucsan5 Username

Bio

Haddaan runta sii midh qoro
Isaaq waa muunaddii
Markay xulo reer tahee
Gobtaas meeqaamka sare
Muhiim bay ii yihiin,
Togdheer mudankaa ku nool
Marnaba ma illaawayoo
Siday maal iyo naf iyo
Mudnaan kuu siinayaan
Ayaan la malayn karayn

Magaaliyo tuulo iyo
Maraykan kuwaa degiyo
Minneapolis soo arkoo
Kamaan helin maan-dhayee
Maxaa dookhii ku dhacay?

Talow mise kii qalbiga
Haddeer maamuli lahaa
Anaa qof magaalo iyo
Maqnaanta ku daalayee
Miyiga Xarshin buu fadhiyo Loโ€™a
tiro riyo ah iyo kadin geela ku raaca ๐Ÿฅด





























....................................................................

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 20, 2024 1,099 +3 +0.3%
March 03, 2024 1,096 +4 +0.4%
February 10, 2024 1,092 +2 +0.2%
January 23, 2024 1,090 +1 +0.1%
January 06, 2024 1,089 +3 +0.3%
December 22, 2023 1,086 +2 +0.2%
December 06, 2023 1,084 +1 +0.1%
November 22, 2023 1,083 +2 +0.2%
November 10, 2023 1,081 -1 -0.1%
November 01, 2023 1,082 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users