฿Ⱡ Ӿ ₭ 𓅓 on Clubhouse

Updated: Mar 28, 2024
฿Ⱡ Ӿ ₭ 𓅓 Clubhouse
6.7k Followers
2k Following
@hoyoo4l Username

Bio

╚»֎ ﷺ ֎«╝


☻️ 18𝐌𝐘 💚★❤️




Haduu beerku qaybsamo🦋
Badh baan adi ku siin lahaa 💉🦋

Wadnahayga bidixdana🦋
Waan kuu bedeli lahaa🦋

Kaagana waan la bixi lahaa 📌🦋

Waa booli dhiiguye🦋
Kaalamaan bakhayleen🦋
Nafta laba bahood noqon🦋
Badhkaagaan ku siin lahaa🦋🔐

Biyo haddaad cabaysana🦋
Bisinkaan ku dari lahaa🦋🍷

Bedenkaago faatoxo🦋
Bohod baan uga dhigi lahaa🦋🕊️

Illaah waxan baryaayaa🦋
Aduunyada badhaadhiyo🦋
Barkhad inaad ku waartoo🦋
Aakhirana bishaariyo🦋
Janada inaad ku baridaa🦋🌹
























Gobta geela dhaqatiyo
Geesiyada ku caanbaxey
Garasho iyo wanaage
Raga geed laboodka
Ee gayaanku jecelyahy
Geesiyada dagaalka iyo
Ninka gogosha nabadaba
Cidna aanay gaadheyn
Gaashamo iyo hawd
Gabiyada Togdheer mara
Gayi wada barwaaaqo ah
Go’da wayn ilaa maydh
Caasimada gal beedkiyo
Buurta gacan libaax ama
Goodir iyo toon guriyada
Suldamada goobta rerka
Laga hago salaxleey dageenkii
Gurtiyeeen ayaan ahy🩸❤️Naag garxaajisa







❤️ S̾o̾m̾a̾l̾i̾l̾a̾n̾d̾ 💚🤍❤️.•´¯` •´¯`•.💚🤍❤️ S̾o̾m̾a̾l̾i̾l̾a̾n̾d̾ 💚🤍❤️.•´¯` •´¯`•.💚🤍❤️ ꧁༒༻☬ད 🥰🆂🅾🅼🅰🅻🅸🅻🅰🅽🅳 🥰ཌ.       ¸„.-•~¹°”ˆ˜¨ 💚🤍❤️S̷o̷m̷a̷l̷i̷l̷a̷n̷d̷💚🤍❤️ ¨˜ˆ”°¹~•-.„¸ ¸„.-•~¹°”ˆ˜¨ 💚🤍❤️S̷o̷m̷a̷l̷i̷l̷a̷n̷d̷💚🤍❤️ ¨˜ˆ”°¹~•-.„¸ ¸„.-•~¹°”ˆ˜¨ 💚🤍❤️S̷o̷m̷a



            
   






➪☘︎𝚀𝙾𝙵𝙰𝙽 𝙲𝙴𝚈𝚂𝙷 𝚆𝙰𝙳𝙰 𝙲𝚄𝙽𝙾 𝙲𝙰𝚆𝙴𝚈𝚂 𝚂𝙰𝙵𝙰𝚁 𝚆𝙰𝙳𝙰 𝙶𝙰𝙻𝙽𝙾 𝙰𝙷𝙴𝚈𝙳 𝙲𝚄𝙳𝚄𝙳 𝙸 𝙰𝙷𝙰𝚈𝙳 𝙰𝙽𝙰 𝙲𝙰𝙵𝙸𝚂 𝙳𝙾𝚁𝙱𝙸𝙳𝙾 𝙸𝚂 𝚆𝙰𝙰 𝙲𝙰𝙻𝙰𝙵 𝙺𝙴𝙽𝙸 𝙺𝙰𝚁𝙾 𝙲𝙾𝙻𝙰𝙳 𝙺𝚄𝙼𝙰 𝚀𝙰𝙳𝙸 𝙺𝙰𝚁𝙾💐🌺







‎♕༄C͎u͎r͎a͎d͎k͎a͎y͎g͎a͎ 𝗗𝗠𝗫 𝗛𝗔𝗥𝗚𝗘𝗜𝗦𝗔𝗪𝗜‎♕༄

‎♕༄C͎u͎r͎a͎d͎k͎a͎y͎g͎a͎ g͎u͎a͎v͎o͎ ♕༄

‎♕༄ ɆⱠ₵Ⱨ₳₱Ø ‎♕༄

‎♕༄ ᗰᗩᗩᑎᗪOᖇIYᗴ 𓅓



𓅓 ⱤɄ₣₣ ⱤɎĐɆⱤ$𓅓
Z̥ͦḀͦN̥ͦE̥ͦ O̥ͦF̥ͦF̥ͦI̥ͦC̥ͦI̥ͦḀͦL̥ͦS̥ͦ C̥ͦL̥ͦU̥ͦB̥ͦ ‎♕༄





ℚ𝕦𝕖𝕖𝕟 𝕆𝕗 ℚ𝕦𝕖𝕖𝕟𝕤 𝕂ä𝕞í𝕝𝕒 𝕄ø𝕙𝕒👸 🩸💉

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 28, 2024 6,711 +33 +0.5%
March 10, 2024 6,678 +58 +0.9%
February 17, 2024 6,620 +40 +0.7%
January 31, 2024 6,580 +35 +0.6%
January 14, 2024 6,545 +62 +1.0%
December 28, 2023 6,483 +79 +1.3%
December 13, 2023 6,404 +70 +1.2%
November 28, 2023 6,334 +33 +0.6%
November 14, 2023 6,301 +2,501 +65.9%
November 24, 2021 3,800 +100 +2.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users