MurugtiRå Ahiil on Clubhouse

Updated: Mar 27, 2024
MurugtiRå Ahiil Clubhouse
1k Followers
1k Following
Mar 13, 2021 Registered
@murugtira Username

Bio

❚█═ ༺ 𒆜🅷🆄🅱️🅺🅰️ 🅳🅷🅸🅶🅰️𒆜 ༻═█❚▄▄▄▄▄█

Sida dhagaxa guudyaal dhulka adiga oonoqon inta nolosha ku dhiman hada runa ka miro dhali dhimashada horteed noqo dhaxal ruux ka tagi kara😇🎼

Dayaha daymada masayra dibnaha laga yahay masuulka Ayaan damaco fulayne hankan darajada ku garay isagan Di hinon irmam intan dunida u jacel ado dalkayga hadan ilasho miyay garashadu danbabtay 💚✰❤️ 🪐🔐

Eed aad ka maran ta cidkale laga la mgaye lama qado waxa maqashaye hubi intad mujin caqliga ga so mar waxa madal ka dhegayso haku milmin dhacdoyinka barba lagu dhex meermaye wixii an muhim ku ahayn laguma meeraysto qurafoad Ninki aminay murugo haysaye ha ahan mintid laysla nacay macan gag weyane ha xorobo man kagu waa lagama. Marmane nicno yeelo noloshani adigay mandhe ku dugaysaye waxa muranka kugu dhafiyay manta ku bararug🥵😒

Marabo ruux ragadiya marabo raran iyo kulayl marabo ruux labo wajile raagaba raagaba qaarban larabin 😒 🎭

Wuxu maha tubaakee hatqsiimin
jacelka kolay waa tufaysaaye🤣🥵

Gafkaguba ima damqee waxay ka didan habluhu waar hooy aniga haygu dayn 😒 🤣

Midho gunti ku jira kuwa geed saaran looma daadsho😏

Qof ku yidhi sinan mayno adna did sarayntisa saka tag cidhadad aragto😇😁

Waxaad quus ka istaagtaY
RajaY qaar u arkaan!!"😒🤷‍♀️


My queen👸🏽 Muskan Elmi❤️👸🏽
Matantayidii@ deeqdayabkaleh👸🏾❤️
Noloshaydiii @asma 001
👸 ❤️

꧁ Niyadeeyda jabkeda waad u so nasaraye ma cidba na barkayga xoolo nool ku gu sisa fajidadan nidanmsan horta yaaa noshqadeeya saxariir naf baxaga Madiga ku yar naxa cishqigan nabnabayo waad ku nikin taqane nacala ku gu yale Nafta mad ila leeday🤣😏꧂

꧁. Ha noqon xumaha ruux u baqa hankaga ku sifee wanaga 💞🥀꧂

❤︎ xumahay noqo ruux ilaa cafis ka noqo ruux awooda ilahay dartii u saamax qulubta ka saar adoonka maruun kugu dhibay aduunka ifkana khayr sii shaqayso❤︎


꧁ Waxyaha jirkiyo wadnaha ku jacel siwalalnima wehelkeniyey. Wayirada qalbiga duco wafiyo wall kaga timi ban ku wada wall wall nolosaniyo naxariis ku waar waynehenkusi wax kasto adiga farxadada wada wall 👸🏾💞꧂

Invited by: Sacad Ismail

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 27, 2024 1,080 +3 +0.3%
February 17, 2024 1,077 +2 +0.2%
January 30, 2024 1,075 +1 +0.1%
January 13, 2024 1,074 +2 +0.2%
December 12, 2023 1,072 +1 +0.1%
November 28, 2023 1,071 -29 -2.7%
September 22, 2021 1,100 -33 -3.0%
August 24, 2021 1,133 +2 +0.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users