Think-Tank (XEERBEEGTI) on Clubhouse

Updated: Mar 11, 2024
Think-Tank (XEERBEEGTI) Clubhouse
2k Followers
1.4k Following
Mar 17, 2021 Registered
@think-tank Username

Bio

Soomali waa daallin aan derejo eegayne...

Dariiqyada bannaaniyo sharciga ha iska diideene...

Sidii xoolo doog helay hafriin, igula daaqeene...

Denbi ha iga qaadeen xanbay, daanka dhigayaane...

Kolla haddaanay deyneyn waxay, kala dabeebeyso...

Oo aanay deyn kama qabo'e, dux iga qaadaynin...

Waa neef dameeroo ka ciyey, dugagga reeraaye...

Ninkastaa dannaanni ha shubee danu bax soow maaha...

=====================================

Bowdada markii aan ka jabay iyo, boqonka taagiisa....

Habeenkii way bidhan lahaa, bahalka cawlaaye...

Ragii buurta dheer igala baxay, beerka ka ogsooni...

Bah cillaamo goortay dhamaan, igu dul booyeysay....

Bah sadhaysan baga inay ii tidhi, beerka ka ogsooni....

Ragii baarqabyada ii qalqalay, beerka ka ogsooni...

Ninkii beled shisheeye iga jiray, soona bixi waayay...

Ee in aan bogsado uun jeclaa, beerka ka ogsooni...

Ninkii burunji inuu iga cuno, ii bariidinayay....

Ee aan bar kale ii tarayn, beerka ka ogsooni...

Laxaad waa badhaadho ee hadduu, ii bogsado xooggu...

Hadii biixiyaha Eebahay, kay isugu beego...

Abaal badan, abaal badha ah, abaal bur iyo dheeraad ah...

Ninba kiisa kaan ugu beddeli, beerka ka ogsooni.....

Invited by: marco learn spanish

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 11, 2024 2,006 +2 +0.1%
February 01, 2024 2,004 +3 +0.2%
January 15, 2024 2,001 +1 +0.1%
December 30, 2023 2,000 +100 +5.3%
August 16, 2022 1,900 +100 +5.6%
June 18, 2022 1,800 +100 +5.9%
April 12, 2022 1,700 +100 +6.3%
March 12, 2022 1,600 -100 -5.9%
March 10, 2022 1,700 +100 +6.3%
January 27, 2022 1,600 +100 +6.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users