Muhayan Ali on Clubhouse

Updated: Mar 21, 2024
Muhayan Ali Clubhouse
2.3k Followers
2.2k Following
@mufmutsn Username

Bio

Waxaa Xanuunsatay Gabadhii Rasuulka C.S W Faadumo Bint Rasuulillaah Salallaahu Calayhi Wa Salama Waxaa Soo Booqatay Asmaa Binu Cumays, Waxay ku Tiri:- Markaan Dhinto Naxashka Marka La Igu Qaado Waxaan ka Baqayaa In Jirkeygu Muuqdo.

Asma waxey ku Tiri: ka Waran Hadaan kuu Sameyno Mid Aan ku Soo Arkay Ardul Xabashah, Oo Waasic Ah, kuna Asturaaya?

Aad Ayey Faadumo Rasuul Ugu Faraxday, Waxeyna ku Tiri: Ilaahey Haku Asturo Sida Aad Ii Asturtay.

FIIRO GAAR AH.

Bal u Fiirso Walaasheyda Muslim Aheey, Asturaadda Jirka Iney Wax Weyn Tahay, Gabadhii Rasuulka Salallaahu Calayhi Wa Salama Waxey ka Xishooneysaa Jirkeeda Inuu Sawirmo, Iyadoo Dhimatay Halka Ay Maanta kuwa Nool Ay Is Qaawinaayaan.

Ogoow Waxaa Sharaf Leh Gabadha ku Dayatay Faadumo Rasuul Salallaahu Calayhi Wa Salama.

✴Hadadaad Akhrisatay Alle Dartii Nabigeena Ku Sali Bakhaylku Wuu Dhaafi Saliga Nabigeena Muxammad Ha Kala Bakhaylin Saliga Nabigeenaﷺ!..

✴Share Dheh Hadaad JeceshaHay Kuna Salisay Nabigeena Muxammad ﷺ..

Ilaahayow Qofkasta Oo Akhrista Soona Qora Salallaahu Calayhi Wa Salama #Allow Jannada Guri Ugu Dhis# Jiidhkiisa Cadaabta Ka Dhowr... Qofkii Share Gareyna Danbi Dhaaf Kuu Waydiinaynaa

(Fadlan Walaal Adigoo Mahadsan Share Dheh Oo Lawadaag Walaalaha Kale Si Ay Ugu Saliyaan Muxammad ﷺ
-Jacaylka waa Naxriis.
-Jacaylku Waa Nolol Qurux badan
-Jacaylku Waa Macaan💋
-Jacaylku Waa Wehel.
-Jacaylku Waa Kalsooni.
-Jacaylku Waa Daryeel.
-Jacaylku Waa Isku damqasho.
-Jacaylku Waa isfahan.
-Jacaylku Waa waxa kaliya ee uu qof waliba ubaahanyhay.
-Jacaylku waa Ixtiraam iyo is qadarin.
-Jacaylku waa is ogaansho.
-Jacaylku Waa Daacadnimo.
-Jacaylka waa is ilaasho.Waxan ahay ruux qalbigagah ka bukah
Si kasta aad iiga dhaqaaqdo aniga kuma nici karo waayo adigaa ku jecelahay
💜💜💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤❤💟💛
Ubuxu wuxuu astaan u yahay farxada qof kasta oo eega
Anigana sidaas oo kale adigaa faraxdd ii ah
💛💛💜💜💗💙💙💚💚💙
Waxaan ku dadaalaa sidii aan kuu qancin lahaa inta aan noolahay
Adiga dadka macno kasta u lahaaw Laakin aniga hal macno ayaad ii leedahay taas oo ah JECEYL aan adiga kuu qabo
💖💖💖💖💖💗💙💙💚💚💓💓💜💜
Ha I cidleynin aniga kuma cidleeyndoona
💔😪
Aad bey u xanun badan tahay marka uu kaa tago ruux aad qalbigaga oo dhan sisay 💔waliba sabab la'aan marka uu qalbigaga kuso birayo waa uu kula tashanaya wax walbana waa uu ku shegaya haday ahato erayo mcn io danayn gooni ah balse marka uu kaa dheranayo kuuma shegayo xata hal dhalil

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 21, 2024 2,389 +2 +0.1%
March 04, 2024 2,387 +3 +0.2%
February 11, 2024 2,384 +3 +0.2%
January 08, 2024 2,381 +4 +0.2%
December 23, 2023 2,377 +2 +0.1%
December 07, 2023 2,375 +4 +0.2%
November 01, 2023 2,371 +3 +0.2%
October 23, 2023 2,368 -1 -0.1%
October 15, 2023 2,369 -1 -0.1%
September 29, 2023 2,370 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users