Digaale 1 on Clubhouse

Updated: Mar 25, 2024
Digaale 1 Clubhouse
1.3k Followers
1.6k Following
@fromsanaag Username

Bio

*1 Saladaa Subax*

*Rasuulka Alle ﷺ Wuxuu dhahay " Labada Rakacadooda ee ka horeeya Salaada Subax, waxay ka Khayr badanyihiin Dunida iyo wixii dulsaaran".*

*2Ilaashada Salaadaha Alle.*

*Mahad oo dhan Illaahay ayaa leh nabadgelyo iyo naxariisina Rasuulkeena korkiisa ha ahaato.*

*Intaa ka dib walaalayaal salaada qof kasta oo muslima wuu garanayaa qiimaheeda Illaahayna wuxuu yidhi swt(salaadaha Illaashada oo weliba salaada dhexe ilaashada)*

*Markaas waxaa inagu waajiba inaynu amarka Alle qaadano oo xafidano salaadaha faralka ah.*

*Salaadu waa tiirka dhexe ee Diinteena*

*Salaadu waa muftaaxa jannada*

*Salaadu waa camalada kuwa ugukhayrka badan.*

*Salaada quraanka wuxuu Illaah ku sheegay quraanka iyadoo uu ina amarayo ama  amaanayo cida ilaalisa boqol goor in ka badan.*

*Rasuulkeenuna calayhi salaatunwasalaam wuxuu ku sheegay fadligeeda iyo wanaageeda axaadiis tobanaan ah.*

*Taasi waxay inoo sheegaysaa qiimaha iyo ahmiyada salaada.*

*Si wayn ayay diinteenu uga digtay in salaada la fududaysto ama laga tagaba oo la tukan waayo.*

*Nabiyada ayaa ku ducaysan jiray In salaada Illaah ka dhigo kuwo Ilaashada. Bal eeg nabbi Ibraahiim calayhi salaam wuxuu yidhi :Illaahow iga dhig mid salaada ooga aniga iyo caruurtaydaba.*

*Nabi  Ismaaciilna wuxuu  ahaa mid amra xaaskiisa iyo awlaadiisa salaada sida quraanka Illaahay inoogu sheegay,*

*Ciisena csalaam wuxuu yidhi markii uu dhashay Illaah wuxuu I faray
salaada iyo zekada.*

Nabigeena csw wuxuu Illaahay ku yidhi salaada oog labada gelinba iyo qayb ka mida habeenkii  wanaagu wuxuu masaxaa xumaantee,

*Salaadu waa xidhiidhka ka dhexeeya addoonka iyo Illaahay swt. Mashquulkii aduunka ayuu qofku ka nasanayaa wuxuuna la faqayaa Alle swt,wuxuu u jihaysanayaa xaga Alle swt isagoo waydiisanaya hidaayada wanaaga  aakhiro iyo aduunkaba.

Salaada Illahay swt wuxuu u gooyey waqtiyo gaar ah oo la tukado waqtiyadaas waan in aynu Ilaashano.

Fursadaha qaaliga ah ee aynu haysano waxaa ka mida in ay inoo fududahay inaynu tukano waqti kasta oo aynu maqalno eedaanka salaadaha waase hadii khayr lagula doonay,

Badanaa inta walaaleheen ah ee waqtiyada salaada ku mashquulsan waxaan aakhiradooda iyo aduunkoodana waxba tarayn,

Shan salaadood subixii duhurkii casarkii maqrib iyo cishe waxay ka dahiriyaan qofka muslimka ah wixii ka dhacdhacay ee denbiyo yar yar ah taas waxaa inoo cadeeyey xabiibkeena scw/

Shanta salaadood dhexdooda waa laga dhaafaa wixii ka dhacay ee denbiyo yar yar ah waa sida uu yidhi suubanuhu SCW

R
O
Y

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 25, 2024 1,329 +3 +0.3%
March 08, 2024 1,326 +4 +0.4%
February 15, 2024 1,322 +1 +0.1%
January 28, 2024 1,321 +21 +1.7%
July 24, 2022 1,300 -100 -7.2%
June 26, 2022 1,400 +100 +7.7%
May 29, 2022 1,300 -100 -7.2%
January 07, 2022 1,400 +100 +7.7%
November 13, 2021 1,300 +376 +40.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users