꧁Duriyadii Darooda on Clubhouse

Updated: Jul 8, 2023
꧁Duriyadii Darooda Clubhouse
852 Followers
1k Following
Jun 11, 2021 Registered
@cubtanali22 Username

Bio

🇸🇱🇸🇱Haduu kuu xeel furnaadoo


Xogtiisana ruux ku siiyo


Xasuusta lagama gooyee....



🥰


Iska ilaali xusuustaada, xanuunka kaliya hal jeer buu ku soo maraa, laakiin marnaba ma joojinaysid booqashadiisa.!!!






🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱Qofna kama dhigi kartid sida aad rabto, mana beddeli kartid, waxa aad beddeli kartaa waa dabeecaddaada, Qofna hasiin in kabadan Qiimaha uu uqalmo, Ula dhaqan qof walba sida uu kula dhaqmo🙏🙏🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴







Marka Aad Naftaada Si Fiican U Eegto Ma Tahay Qof Ay Tahay In Dadku Agjoogo Oo Faa’ido Ay Ka Helayaan Agjoogiisa, Mise Waxa Aad Tahay Qof Ay Tahay In Ay Dadku Iska Ilaaliyaan.
Ma Aha Muhiim In Aad Halkan Isku Sheegto, Kaliya Waa In Adigu Aad Si Hoose Isu Fiiriso.







Inaaad qiyaanto qof wanaagsan🤦‍♀️ waa sida Adigoo iska tuuraya Diomond 💎💎Soona qaadanaya dhagax💨 Aan wax micno lahayn🚣‍♂️Dadka waxaa ugu xun ama ugu liita😒kan kugu xukuma wuxuu kaa maqlo 👴wuxuu kugu arkane Aan kaa rumeesan💔😢🤷‍♂️






Jacaylku waa khamaar sida laadhuuga ookale waxaad qaadataa khatarta fursad uu wadnahaaga ku abaaro balse marnaba ma ogaan kartid natiijada ilaa dhammaadka mooye❤️🥰🙋‍♂️

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 08, 2023 852 -6 -0.7%
January 27, 2023 858 -55 -6.1%
September 29, 2022 913 +37 +4.3%
August 08, 2022 876 -5 -0.6%
July 02, 2022 881 -12 -1.4%
May 26, 2022 893 -16 -1.8%
April 18, 2022 909 -10 -1.1%
March 11, 2022 919 -21 -2.3%
January 12, 2022 940 -17 -1.8%
December 06, 2021 957 -27 -2.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users