‎ ‎ S̶o̶o̶c̶a̶r̶a̶r̶ on Clubhouse

Updated: Apr 24, 2024
‎ ‎ S̶o̶o̶c̶a̶r̶a̶r̶ Clubhouse
2.1k Followers
2.1k Following
@boonasjuug Username

Bio

𓃬𓃮
Garab waxaad ka dhigata
Dadka ruuxa kuu jecel ❤️
Dareen waxaad ku xulataa😍
Qofka gooni kula daga 👫
Nolol waxaad la dhisataa 👩‍❤️‍👨
Qofka nolosha kuu hura 🧑‍🦽💃
Abaal waxaad u celisaa 🫀
Cidlo ruuxa kaa jira 😭
Talo waxaad ku gunudaa☹️
Gofka tooska kugu haga 😍
Dhawrsan Kaba
Ha radin waji qurxbdn balse radi qof nolashado dhan qurxiya ✍🏻🌹💐




ruuxii damiirlee
dabcigiisu nool yee
dadnimada yaqaanaa
dawgu kama habaabo
dawlad iyo bulshiyo qof
kay doontaba ha noqote
doqonbaa abaal gadan
intay dunida nooshee
waxaan kula dardaamee
dabaday jirena faray
dadka qofkii wax kuu tara
daacad kuugu hagar baxa
kaga doona meel adag
wuxuu galay wax doorsada
si ka diiran ugu celi
haduu diiday waayuhu
noco qof ku dayn baxa
dibnihiyo afkiisoo
duco ugu abaal guda

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 24, 2024 2,124 +11 +0.6%
March 16, 2024 2,113 +10 +0.5%
February 23, 2024 2,103 +8 +0.4%
February 06, 2024 2,095 +9 +0.5%
January 19, 2024 2,086 +7 +0.4%
January 03, 2024 2,079 +11 +0.6%
December 18, 2023 2,068 +14 +0.7%
December 03, 2023 2,054 +4 +0.2%
November 19, 2023 2,050 +6 +0.3%
November 08, 2023 2,044 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users