SHACABKA 1943 on Clubhouse

Updated: Mar 16, 2024
SHACABKA 1943 Clubhouse
5k Followers
3.2k Following
@tusaalo Username

Bio

┏✧༝┉┉˚______❋ 🅣︎USAALO 🅕︎AMILY❋˚_____┉┉ ✥✧┓
꧁🆃︎🅴︎🅰︎🅼︎ 🆃︎🆄︎🆂︎🅰︎🅰︎🅻︎🅴︎ 🅵︎🅰︎🅼︎🅻︎🅸︎🆈︎꧂
┗✧তততততততত _____{✥𓃭 ✥}_______ ততততততততত✧┛
Iska ilow wixii kusoo maray

Unolow farxada
🇫🇷
🙇‍♂️Ficil aan fakar lahayn waa Toogasho




Ma tihid Natiijada Duruufahaaga 🤦‍♂️
Ee waxa tahay Natiijada Go.aanadaada



Dadaal ilaa inta kuwa ku necebi🤺
Ay ku odhanayaan


3 sirtaada ah waa in aada qofna la wadaagin, maxaa yeelay waa noloshaada muhiimaddeeda
1-Dakhligaada ( waxa kusoo galo ee dhaqaala ah)
2- jacaylka noloshaada
3- tallaabada xigta ee hormarkaaga.



Saamaxaaddu waxba kama baddasho
wixii kugu dhacay balse
mustaqbalkaaga ayey ifisaa.❤

Aadban idin salamay




!Muhiim Ma,aha inaad ka xanaaqdo 😣
waxa dhabarkaga laga yiri !!!!!😛
Waayo Hortaada lagama oran karo☹

🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐ku

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 16, 2024 5,002 +15 +0.4%
February 23, 2024 4,987 +10 +0.3%
February 06, 2024 4,977 +24 +0.5%
January 19, 2024 4,953 +26 +0.6%
January 03, 2024 4,927 +19 +0.4%
December 18, 2023 4,908 +18 +0.4%
December 03, 2023 4,890 +15 +0.4%
November 19, 2023 4,875 +15 +0.4%
November 08, 2023 4,860 +7 +0.2%
October 29, 2023 4,853 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users