Abwaan Caare on Clubhouse

Updated: Jan 5, 2024
Abwaan Caare Clubhouse
1.5k Followers
1.2k Following
Mar 21, 2021 Registered
@odeybiiqey Username

Bio

اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه عدد ما في علم الله، صلاةً
دائمة بدوام ملك الله.

Jacaylku waxuu dhaawacaa qofka qalbi wanaagsan, waxaana dhaawaca qof uu sidhibyar u aaminey, intuu xaq ulahaa in uu aamino inkabadan.

Haddii dareen ay Ruuxdu cabirto waxa ugu quruxbadan dareenka aamusnaanta ee ay indhuhu ku hadlaan luuqada Ilmada!.

Raxmad iyo jabaqda garaaca wadnaha markaad maqashid waa waa codka ugu macaan oo ay ruuxdakale ee waxjceli maqasho!

Haddaaney dhabeeli
Dharkiisa hagaajin
Madhiirado geesi 🙏

Abwaan Caare

Ereyadii
Abdikarim Ahmed ( Abwan Caare )
🇩🇪

Facebook @Abdicaare
Snapchat @Abwaan.caare

Heeso

Safwan Halac Safa Nuuriya.
Qamar Sugaani Hees Gaaf Suldaan.
Abdihani xamdaay xabiibi ( Nobody just like you ).
Cabdi Hani 2016 Milicsi
Cabdi Hani Xaashi heesta Dheeman
CabdiHani Xaashi dhabeel
Cabdi Hani Ayaan dagan
Cabdi Hani hees 2020 Amal

Kuwaasi waa qaar kamid ah heesaha aan curiyey

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
May 25, 2022 1,500 -100 -6.3%
April 25, 2022 1,600 +100 +6.7%
November 14, 2021 1,500 +100 +7.2%
September 23, 2021 1,400 +64 +4.8%
August 25, 2021 1,336 +139 +11.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users