Midab nuur ifoo
Mariin ahoo
Indhihii qabtaa
Ashqaraar dartii
Amakaagayan
Saw adu ma lihid👸❤️
Adigaa iska leh
quruxiyo ilwaad
Lagu daray asluub
adigaa iska leh 👸❤️
Adigaa iska leh
Kartiyo aqoon
Lagu daray imaan
Adigaa iska leh 👸❤️
Adigaa iska leh
Intaa in ka badan
Waan ku ogaye
Adigaa iska leh 👸❤️
❤️🌍👸 Filfilo yusuf 🩸 Malabo🩸👸
Cidban igu ka dirayn
Haduu soo dumo cirkuna
Walle cisigaad mudnayd
Anaan kugu caasinayn
🌍❤️👸 💉💍
₥₳Đ₳Ӿ ₩₳Ɏ₦₳Ⱨ₳ ₳Ⱡ₣₳ ₲ⱤØɄ₱ ₥₳JłĐⱧØ ₱ØɎ
Invited by: Zuldan Azuuz
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| May 20, 2024 | 1,535 | +1 | +0.1% |
| April 17, 2024 | 1,534 | -1 | -0.1% |
| March 13, 2024 | 1,535 | +1 | +0.1% |
| February 02, 2024 | 1,534 | -1 | -0.1% |
| December 31, 2023 | 1,535 | +3 | +0.2% |
| December 15, 2023 | 1,532 | +2 | +0.2% |
| November 16, 2023 | 1,530 | +2 | +0.2% |
| November 06, 2023 | 1,528 | -1 | -0.1% |
| October 19, 2023 | 1,529 | +1 | +0.1% |
| October 02, 2023 | 1,528 | -1 | -0.1% |