Caashaqu mar waa dhito
Marna dhayda xoolaha ‘
Marna waa dhunkaaal iyo ‘
Waxaan dhuunta mari karin ‘
Marna wuu Dhadhamayaa’
Marna wuu dhamaadaa.
Balse maaha dhanlanteed
Waa wax dhiiga kaa jaqa
Marna dhuuxa hoosiyo
Dhan wadnaha ka dega oo
Dhamaan aadmigubA qiray
Hayeeshee dharaarahan
Qofba dhinac u qaadyoo
Dadka qaar dhibaa jira
Dheeftuu lahaan jiray
Qaar dhabcaalayaa badan,
Anse waa ku dhaataa
WAAN ku dhiiradaa weli
Dhagar iyo khiyaaniyo
Xumaantaan ka dhawraa
Waxse aan dhaliilaa
Kuwa Dhabarka jabiyee
Halkii dhaanka loo raray
Ma Kuwaa dhabada jaray??
RW Ali Rage
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 10, 2024 | 1,296 | +2 | +0.2% |
May 07, 2024 | 1,294 | +7 | +0.6% |
March 23, 2024 | 1,287 | +6 | +0.5% |
March 06, 2024 | 1,281 | +7 | +0.6% |
February 13, 2024 | 1,274 | +10 | +0.8% |
January 26, 2024 | 1,264 | +6 | +0.5% |
January 09, 2024 | 1,258 | +10 | +0.9% |
December 24, 2023 | 1,248 | +1 | +0.1% |
December 09, 2023 | 1,247 | +147 | +13.4% |
April 08, 2022 | 1,100 | +100 | +10.0% |