A̾B̾A̾S̾ Q̶I̶I̶R̶O̶ on Clubhouse

Updated: Mar 25, 2024
A̾B̾A̾S̾ Q̶I̶I̶R̶O̶ Clubhouse
3.3k Followers
2.9k Following
@kumagaranayo88 Username

Bio

Wa madays aduunyadu dadkuna way matalayaan

ISOO QABO ANAAN GACAN SOO TAGAN

Viva HYD☪️🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸 🅷𝐚𝐩𝐚𝐫 🅹𝐞𝐜𝐥𝐨 🦁♥️💪

From burco 💚🤍❤️

꧁🅺🆄 🆂🅰︎🅻🅸 🅽🅰︎🅱︎🅸 M͜͡o͜͡h͜͡a͜͡m͜͡e͜͡d͜͡ N͜͡N͜͡K͜͡H͜͡꧂

RAGA hoostoda lama eego iskaga bax

Lugtu faraska lama loollantiyo, Landaroofaha'e
Anna gabayga layguma legdoo, waw laxaadsadaye
Liisaan hadday dhaafto, oo lallabo xoogga
Oo aan lihiinsado intaan lur, u Kamaandeeyo

Libaax lama shuqeeyee sidee, loo lugo'ay caawa
Laanjeerse wax lay yidhiba, waa libinta geeraare
Lafdhannadu ma soo aaminaan, laamigaan maro'e

Sida lawyerkiyo Waalligaan, liid cas leeyahaye
Lag malyuuna bay haybtayada, laba kun dheerayde
Lafaha reer Issaaq waxannu nahay, laanta ugu dheere
Ayay loodin kara sow arliga leexo qarin mayso

Bile Cumar Caraale

Indhawaydba Deenlayda Gabey waanigaa dirine
Wanigaan daboolkiyo Ka rogin Dabaqu saarnaye
Aan daliisho Cawoo Kalu daawo Leeyahaye
Sidii Cowl dayaxa Gaadhey waa Diriradeydiiye
Darbad Soo hilaacdaan Ahay iyo diilin Galabeede
Dufaaan Gu' Joogan Ahay iyo diiqalyada roobe
Cir dininiqanayaan Ahay Iyo dooxa Uu miraye
Intaasi waa didiftii Horiyo Doonto Arareede
Diin Garaaradan maagay waa Igu danbeysaaye
Waxan nahay duriyadii Isaaq Daabada U Wayne
Ducadeedu waa Nagu Fogtahay Diinta Shaaficiye
Dadku maqal dagalkii Ka dhacey Aniyo daaroode
Habda qoloda maanta la dilo maanta Waa isku diganaye
Duulaan colaadeed Sangaha duhurka ma u fuulney
Gudcurkoo dam yidhi Guutadan didibta raacsiiyey
Waago dalool hadhey colkoo duugan ma U geynay
Dabla shidey sidiisi rasaas Ma Ugu sii dayney
Dabradii wareegtaba mid kale dacalka Ma u saarney
Gorgorkeeda duula ragaan dilayo ma U muuqdey
Meeshan dabaal dagey tukuhu duxo ma soo raacey
Daran dooriga Ma Ugu waday taniyo dayrtiiba
Geeli Nugaal daaqi jirey ma Iska daba Keeney
Yaga na Daaandaansadey Ee dagalka ma U qaadney
Waa doqon shisheye Ee Hartiga Dacar ma leefsiiney

🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟢★🔴 🟢★🔴 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝🤍💚❤️🩸🩸🩸🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟢★🔴 🟢★🔴 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝🤍💚❤️🩸🩸🩸🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 🟢★🔴 🟢★🔴 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝🤍💚❤️🩸🩸🩸🟩🟩🟩🟩🟩

🟢⚪️🔴 🏉

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 25, 2024 3,345 +3 +0.1%
March 08, 2024 3,342 +1 +0.1%
February 15, 2024 3,341 +1 +0.1%
January 28, 2024 3,340 +1,140 +51.9%
December 11, 2021 2,200 0 0.0%
December 04, 2021 2,200 0 0.0%
November 26, 2021 2,200 0 0.0%
November 19, 2021 2,200 +100 +4.8%
November 14, 2021 2,100 0 0.0%
November 10, 2021 2,100 0 0.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users