Abdi-Rashid Yuusuf on Clubhouse

Updated: Jul 9, 2023
Abdi-Rashid Yuusuf Clubhouse
787 Followers
746 Following
May 28, 2021 Registered
@dhaqane123 Username

Bio

To get something you never had, You have to do something you never did.

*Jadwal fiican aad raaci karto ramdaanka oona ku anfacaya*

1: Xilli hore seexo habenkasta 10pm
2: Waxaad soo kacdaa 3am
3: Salatul layl ama tuhajid tuko
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo,
4: 4:20 ilaa 4:35 ducayso ilaa 10 daqiiqo oo ILAAHAY wxaad rabid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: Saxuuro 4:45 am ilaa fajarka inta udhaxysa
6: Markaa saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: Salad subax xiligeeda tuko
8: Waxaa aqrisataa adkaaru sabaax ilaa 6am
9: Naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada
10: Tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11: Markasta quraanka dhagyso
12: Salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo
13: Salaada casar xiligeeda tuko adraaku masaa'na aqri iyo quraan
14: Ku afur mrky qorqxada dhacdo wxaa hystaid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wx walba ad rabtid intaadan afurin kahor
15: Tuko cishaha waqtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16: Tarawiixda kadib 5 daqiiqo wxaa ka fakartaa malintaada sidey ahyd iyo wxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan
Mxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Mxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?

Intaasoo dhn kadib badi sadaqadaa bixinysid oo caawi dadka baahan
ILAAHAY wxan ka baryeynaa ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo

□ Habka quranka ad ku dhamyn kartid 30ka jus 30malmood

Salada subax kadib :4bog
Salada duhur kadib : 4bog
Slaada casar kadib : 4bog
Slaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog

□Habka aad ku dhamykartid 30ka jus 15 bari

Slada subax 8bog
Slada duhur 8bog
Salada casar 8bog
Salda maqrib 8bog
Slada cishe 8 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 12 malmood

Slada subax 10 bog
Salda duhur 10 bog
Slaada casar 10bog
Salda maqrib 10 bog
Slada cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmyn kartid 30ka jus 10 malmood

Slada subax 12 bog
Salada duhur 12 bog
Slada casar 12 bog
Slada maqrib 12 bog
Slada cishe 12 bog

□Qaybataan wxaa logo talagaly dadaka Hankooda aadka usareeyo wxa ku dhamyn kartaa 30ka jus 6 maalmood

Salda subax 20 bog
Slada duhur 20bog
Salda casar 20 bog
Slada maqrib 20 bog
Slada cishe 20 bog

Fadlan sii faafi, Sabbatoo ah ma ogid ajarka kaheli kartid markuu qof raaco taladan aad share greysey uuna quraanka dhameeyo.
WALLAAHU aclam.

Invited by: Tea Bag

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 09, 2023 787 +20 +2.7%
January 30, 2023 767 +39 +5.4%
September 29, 2022 728 +52 +7.7%
August 09, 2022 676 +17 +2.6%
July 03, 2022 659 +16 +2.5%
May 27, 2022 643 +25 +4.1%
April 18, 2022 618 -6 -1.0%
March 11, 2022 624 +8 +1.3%
January 13, 2022 616 +48 +8.5%
December 06, 2021 568 +70 +14.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users