Arjenda Academy on Clubhouse

Arjenda Academy Clubhouse
834 Members
Updated: Mar 24, 2024

Description

Asc, so dhawaw walalkeyga muslimka ahow/ walasheyda muslimada ahey. Halkani Wa madal an ugu tala galnay Inaan ku kala faideysano Kuma barano Wax la barto Waxa ugu khairka badan, sida kalamka allah, siirada nabiga salawatu allah Wa salamu caleyh, noloshii asaxabada iyo in badan oo ka mid ah diintena islamka. Waxad ogaata Ilaahey ha ku naxariiste in qof walba oo muslim eey ku tahay waajib inuu barto 4 arimood: 1:- Inuu barto Allah iyo islmaka. 2:- Inuu ku camal falo wixi uu bartay. 3:- Inuu baro Oo ugu yeero dadka kale ee walalihiis ah wixi u bartay. 4:- Inuu ku sabro wixi ka so gara oo dhibato ah faafinta/ garsinta dadka kale. 📚
Barashada islamka ookaliya : Madal u furan in lagu kala faideysto barashada dinta islamka: Nala dadaal Ilaahey ha ku naxariisto - walal.
Ixtiram iyo is dhageysi: Ma qaldame Waa Allah subhanu Wa tacalaa ookaliya, sidaas darteed dhageeso oo ixtiram qof walba uguna sax si daganan ah wixi uu qaldo: Noo faideey, nalana faideysi, Ilaahey ha ku naxaristo - walal.

Rules

Barashada islamka ookaliya

Madal u furan in lagu kala faideysto barashada dinta islamka: Nala dadaal Ilaahey ha ku naxariisto - walal.

Ixtiram iyo is dhageysi

Ma qaldame Waa Allah subhanu Wa tacalaa ookaliya, sidaas darteed dhageeso oo ixtiram qof walba uguna sax si daganan ah wixi uu qaldo: Noo faideey, nalana faideysi, Ilaahey ha ku naxaristo - walal.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 24, 2024 834 0 0.0%
February 03, 2024 834 0 0.0%
December 20, 2023 834 +1 +0.2%
November 09, 2023 833 0 0.0%
October 09, 2023 833 0 0.0%
September 10, 2023 833 +1 +0.2%
August 12, 2023 832 0 0.0%
July 10, 2023 832 0 0.0%
June 17, 2023 832 +21 +2.6%
March 17, 2023 811 +23 +3.0%
February 04, 2023 788 +2 +0.3%
January 31, 2023 786 +1 +0.2%
January 19, 2023 785 +3 +0.4%
January 12, 2023 782 +2 +0.3%
January 08, 2023 780 +1 +0.2%
January 04, 2023 779 +2 +0.3%
December 31, 2022 777 +3 +0.4%
December 28, 2022 774 +2 +0.3%
December 24, 2022 772 +6 +0.8%
November 18, 2022 766 +1 +0.2%
November 12, 2022 765 +2 +0.3%
November 05, 2022 763 +3 +0.4%
October 30, 2022 760 +5 +0.7%
October 17, 2022 755 +3 +0.4%
October 10, 2022 752 +4 +0.6%
October 04, 2022 748 +4 +0.6%
September 30, 2022 744 +5 +0.7%
September 25, 2022 739 +10 +1.4%
September 18, 2022 729 +4 +0.6%
September 12, 2022 725 +1 +0.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs