Shariif Dooyow on Clubhouse

Updated: Jun 16, 2024
Shariif Dooyow Clubhouse
2.9k Followers
3k Following
@dal12345 Username

Bio

Qurbo Maxaa qaayo ah leedahay?
Gabow iyo geeri
🤥🤥😜😜💘💘💞💗💋qof aad online kabaratey iyo dhar aad online ka iibsatey sidaa moodeysey ma nogdaan
😀😀😀
Boqor kasta xilli buu ahaa ilma yar oo Oohin badan 🏚Dhisme kasta oo weyn xilli buu ahaa naqshad warqad ku qoran keliya. Muhiim ma aha halka aad maanta joogto ama taagan tahay, Laakiin waxaa muhiim ah halka aad beri gaadhi doonto

usoco si degen u fikir si fog una nooloow sida libaaxa
DOOYOW
QALBIGAAGA YUU BARAN
QIIRO AAN DHAMAANEYNIN
QULUUBTAADA KA OGOW
QAXARKIYO DHIBAATADA
QIIMAHAAGA YUU JABIN
QOF HADAAD JECLAATANA
HAKA YEELIN QUUDHSIGA
SIRTA NOLOSHA HA U QUBIN
QEYB QEYB WAX UGU SHEEG
WAXAAN KUU QALMEYNIN ADI
HAKA QAADAN ABIDKAA
WELIGAA QAB WENAAW
KOR U QAAD WAXAAD TAHAy
🫵🏿🫵🏿
☝🏼
Qof turjomo xumaatada
Una taagan ceeben
Taaq yare ha unoqan
Hana Oran tolbaanu nahay 🗣️
دع الأيام تفعل ما تشاء

وطب نفسا إذا حكم القضاء

ولا تجزع لحادثة الليالي

فما لحوادث الدنيا بقاء

وكن رجلا على الأهوال جلدا

وشيمتك السماحة والوفاء

وإن كثرت عيوبك في البرايا

وسرك أن يكون لها غطاء

تستر بالسخاء فكل عيب

يغطيه كما قيل السخاء

ولا تر للأعادي قط ذلا

فإن شماتة الأعدا بلاء

ولا ترج السماحة من بخيل

فما في النار للظمآن ماء

ورزقك ليس ينقصه التأني

وليس يزيد في الرزق العناء

ولا حزن يدوم ولا سرور

ولا بؤس عليك ولا رخاء

إذا ما كنت ذا قلب قنوع

فأنت ومالك الدنيا سواء

ومن نزلت بساح

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
June 16, 2024 2,902 +71 +2.6%
May 13, 2024 2,831 +54 +2.0%
March 26, 2024 2,777 +30 +1.1%
March 09, 2024 2,747 +71 +2.7%
February 16, 2024 2,676 +31 +1.2%
January 29, 2024 2,645 +39 +1.5%
January 12, 2024 2,606 +21 +0.9%
December 27, 2023 2,585 +12 +0.5%
December 12, 2023 2,573 +21 +0.9%
November 27, 2023 2,552 +8 +0.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users