ʲᵃᵠᵃᶠˢᵃᵈᵉ ᵖᵒ🇴 🇿 🇿 on Clubhouse

Updated: Mar 21, 2024
ʲᵃᵠᵃᶠˢᵃᵈᵉ ᵖᵒ🇴 🇿 🇿 Clubhouse
1.3k Followers
1.3k Following
May 16, 2021 Registered
@zackpozz Username

Bio

:-Sidi ugub ciise ah iimansan leeyey

:-Ma ileyski Garowiyo udubkii Dhulkaa tahay 0️⃣1️⃣👸🤍



Abwaan "MAXAMED XAAJI SICIID" AHUN
Abtirsiinyo nimaan baanan karin waa badownimo e
Birta sulub birjeeb laga baxshoo baariyan ahaye
Boonti isaaq ma ahi iyo baha xabuushaade
Qurayshtii baqdaad baan ahay iyo Beerti Nebi Nuuxe.
Binu Haashimkaan ahay nafluhu baari kala roone.
Biyaha jabardi baan ahay hadday kala baxaaniin.
Daaroodka Beledkaa Qardhood buuxiyaan ahaye
Hartiga Bakhaarada dhigtay oo baanayaan ahaye.
Baxarkiisa nimaad soogasho iyo ma ahi baabkiisa e
kaskiqabaha wixi loo bandhigo baatulaan ahaye!!
Boqorkaagi baan ahay haddaan lays bar garanayne
Bisinka qabso yaan Labada fool baabah kaa dhigine!

Gabaygan oo uu tiriyey AHUN Maxamed Xaaji Siciid oo ahaa Gabyaa caan ah geyigana laga wada yiqiin tiriyey Gabayo badan oo Waddani, guubaabo, xifaalo wacdi diimeed iyo qaybo kale isugu jira oo ay ugu caansan yihiin Gabaygii "ALIFYEEN" iyo kuwii xornimo doonka SYL, ayaa gabaygan ugu jawaabay Nin la oran jiray Haashim Nuux oo Isaaq ahaa oo gabay uu ku hormaray ku waydiiyey in uu Iscaddeeyo oo Abtirsado. Wuxuu yiri:
Iglan iyo nikaan Adari tagin laga aqoon roonaaye
Abtirsoo adoogaa bal sheeg la is aqoon waaye?
W/Q Mohamed Abdiaziz Farey
Waxaa cajiladan duubay oo xuquuqdeeda leh C/qaadir Xuseen Nuur galow. Mahir Hussein Nuor
Waxaa cajiladda laga duubay Maxamuud Yuusuf Xaaji.

Invited by: A Jama

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
February 11, 2024 1,310 +1 +0.1%
January 25, 2024 1,309 +1 +0.1%
December 23, 2023 1,308 +1 +0.1%
December 08, 2023 1,307 -1 -0.1%
October 15, 2023 1,308 -1 -0.1%
October 07, 2023 1,309 +2 +0.2%
September 21, 2023 1,307 +7 +0.6%
September 19, 2022 1,300 -100 -7.2%
September 16, 2022 1,400 +100 +7.7%
September 15, 2022 1,300 -100 -7.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users