โฅ๏ธ
๐
ฐ๏ธโ๏ธ๐
ฐ๏ธ
โโโโโโโโโ
โโโโโโโโโ โโโโโโโจ โโจโ
โโโโ โโโจโโจ โโกโโโกโจโโโ
โถโโ โโโโจโโ โโโโโโโ
โธโโกโโ โโโโโ โค โจโโโขโโโจโ
โฝโโโโโ โโโโ โโ โโโโโ โจโโโโ
โโคโคโ โโโโค โโโโโกโโ
โโโโโโขโโโ โโโโโโโโโ
โโคโโโขโโโโ โโโกโโโโโ โโโ
โโโโโ โ โคโโโ โโขโโโจโโโโ
โโคโโ โโโโโโโโโฃโโ
โโโโโโโโโโค โฆโโโโโโ
Hadaad dadka ruux u tahay
Anaad dunidayda tahay
Haduu dabku meel dhow shido
Anaad dayaxayga tahay
Hadii doox biyo maraan
Iliilado soo duwaan
Anaad wabigayga tahay
Dayr iyo guba biyo rogmada
Hadii dakhtaradu dhayaan
Boogaha damqadiyo xanuun
Anaad ii tahay dabiib
Daweeya intaan la arag
Hadii ubax daawashada
Daymada lagu doogsadoo
Nafluhu ku daraandaraan
Anaad beeraha dalxiiska
Damaashaadkiyo wanaaga
Ii tahay damal aan hadhsado
Hadii poqor duub la saaray
Insaan uu daacad yeelo
Anigu adigaan ku doortay
Amiiradna darajo dhaafay
โ๏ธโ๏ธโ๏ธโ๏ธโ๏ธโ๏ธโ๏ธโ๏ธโ๏ธ
Qalbiga oo ku bukoon
Kolaba kaa bogsoon karayn
Ayan boogaha ku yaal
Markay dani baydh I tidhi
Ku baantaa nabar kaloo
Halkii balbalaysbaan
Basbaas ku dabiibayaa
Naftoo poqol goor jidh dilan
Ayaan been u sheegayaa
Halkaan baan raadin laa
Ayaan is biraynayaa
Barwaaqo halkay jirtuu
Nafluhu baadideed galaa
Hilaac biligliyo cirkoo
Dhibicu burqaduu insaan
Intaa u buslaynayaa
Dhulkii eebe doortaad
Dhalashada ku raacdoo
Xaramkaad u dhawday
Dhaqanka iyo diintoo
Waxaad dhiig ku leedahay
Dhoobada madiinoo
Dhuuxiyo laftaadaa
Laga dheegay khayroo
Waliyaa dhiskaagiyo
Dhidibkaaga taagee
Hargaysaay ha dheeliyin
Ha dhantaalmin waligaa
Waxa sidaa ugu heestay hoobaladii weynayd ee sahra axmed jaamac
Ereyada heeskan waxaa iska leh Abwaan cabdi aadan xaad Qays waxaana laxameeyey Axmed gacayte yuusuf Allah ha u naxariisto eh
From:Hargeisa
Grow: in Hargaysa
Loved: Hargaysa
Amaanooy ku bixin waayay
Abaalow ku gudi waayay
Aqooneey ku bogan wayay
Axdiyow ku lumin waayay
Eedeey ku sidi waayay
Afeefeey ku mari waayay
Eexeey ku fali waayay
Aduunyooy ku qaban waayay
Samirow ku aaminay
Legend HanuniYe
There is always a light โ๐ฅat the end of the tunnel
๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐
๐
๐
๐
๐
U adkayso mugdiga ayaamaha si aad u gaadho iftiinka ka shisheeya
๐๐บ๐talo waayeel
Invited by: Dhamac Gaariye
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 04, 2024 | 1,453 | +1 | +0.1% |
May 02, 2024 | 1,452 | +3 | +0.3% |
March 20, 2024 | 1,449 | -1 | -0.1% |
January 23, 2024 | 1,450 | -2 | -0.2% |
December 06, 2023 | 1,452 | -48 | -3.2% |
January 15, 2022 | 1,500 | +100 | +7.2% |
December 17, 2021 | 1,400 | +100 | +7.7% |
November 14, 2021 | 1,300 | +100 | +8.4% |
September 28, 2021 | 1,200 | +100 | +9.1% |
September 23, 2021 | 1,100 | +289 | +35.7% |