*Gaal iyo Islaan nabaddu waw , gogol nasteexaade
Marse haddii colaad loo guntado, Goray ma laacdeene
Cid uun baa rasaas kugu gambiyi, Giibba ma lahayne*.
Sida hororka buuraha galee wax isku haameeya,
Ama halaqa duuduubaneen , heyda lala gaadhin'
Haabhaabad baan ahaye, hay hor yaacinae.
𝘿𝙝𝙖𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙢𝙞𝙙 𝙜𝙤𝙤𝙡𝙖𝙖𝙛𝙩𝙖𝙢𝙖𝙮, 𝙤𝙤 𝙜𝙤𝙤𝙨𝙩𝙖𝙮 𝙣𝙤𝙤 𝙮𝙞𝙢𝙞𝙮𝙚
𝘼𝙙𝙞𝙜𝙪𝙣𝙖 𝙜𝙪𝙘𝙡𝙖𝙙𝙖 𝙬𝙖𝙖𝙙 𝙮𝙖𝙧𝙖𝙮𝙣 𝙜𝙤𝙤𝙨𝙝𝙠𝙖𝙣 𝙙𝙖𝙗𝙖𝙙𝙞𝙞𝙮𝙚.
Goortay dil iyo, dhiilo iyo, geesanimo joogto
Colna waa galnaa, libna waan goosanaa culuse
( Nin walba wixii dhibuu ka dhigtaa tilmaan)
Haka dhicin salaamada
Qaar lagu sigtaa jira💡
Naruuraad ii tahaye
Muxuu nacabku sheegayaa 🎼
😍Noloshu way badantahee
Ayaanba in baan bartaa
Ku biirta intaan aqaan😍
( PRAYER IS BETTER THEN SLEEP )
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
October 04, 2023 | 854 | -27 | -3.1% |
October 01, 2022 | 881 | -8 | -0.9% |
August 10, 2022 | 889 | -8 | -0.9% |
July 04, 2022 | 897 | -6 | -0.7% |
May 28, 2022 | 903 | -10 | -1.1% |
April 20, 2022 | 913 | +16 | +1.8% |
March 13, 2022 | 897 | +67 | +8.1% |
January 15, 2022 | 830 | +112 | +15.6% |
December 08, 2021 | 718 | +30 | +4.4% |
October 30, 2021 | 688 | +140 | +25.6% |