W͟a͟b͟a͟r͟ Y͟a͟r͟e͟ on Clubhouse

Updated: Oct 7, 2023
W͟a͟b͟a͟r͟ Y͟a͟r͟e͟ Clubhouse
405 Followers
392 Following
@wabaryare Username

Bio

✍Labo Arimood waxay anfacayaan qof kasta oo mu'min ah

*Dabeecad wanaaga iyo Deeqsinimada

✍Labo arimoodna waxay kor yeelaan arinka Qofka Mu'minka ah

*Tawaaduca ama is dhuldhiga iyo wax ka qabashada baahiyaha dadka.

✍Labo arimoodna waxay qofka ka ilaaliyaan balaayoyinka iyo masaa'ibta.

@ Waa Sadaqada iyo Xiriirinta Riximka

✍Caydhu waa sadex

* Eygu ugaadha isagaa soo qabta wixii uusoo qabto qofbaa ka qaata

* Bakheylku wuxu ururiyaa Maalka, maalkaasna waxa qaata dadkale.

* Xanlowguna wuxu xantaa dadka, xasanaadkiisana iyagaa ka qaata.

Afar QAACIIDO oo ay haboontahay inaad ka dhigato aasaaska noloshaada.

* Si aad dadka u raaligaliso awgeed ha is bed-bedelin

* Si aad u cajab galiso awgeedna marba midab ha isku yeelin.

* Fashil kugu dhacay awgiisna ha isku bedelin

* Guul aad gaadhay awgeedna ha kibrin

✍ Arsaaqda ugu wanaagsan maaha maalka

*Arsaaqda ugu wanaagsan waa deganaanta ruuxda

* Nuurka Caqliga
* Caafimaadka jidhka
* Qalbiga nadiifta ah
* Fikirka saliimka ah
* Duco Hooyo
* Naxariis Aabo
* Walal ku garabtaagan
* Dhoola cadaynta ilmaha
* Sxb ku daryeela iyo
* Duco Qof dar Alaah kuu jecel

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 07, 2023 405 +314 +345.1%
October 25, 2021 91 -4 -4.3%
September 19, 2021 95 -8 -7.8%

Member of

More Clubhouse users