🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
𓃬Ⓡ︎🦁Ⓐ︎𓃬
𓃬𝗝𝗔𝗡𝗔𝗡𝗔𝗗𝗜𝗜 𝗝𝗜𝗕𝗥𝗜𝗜𝗟 𝗬𝗢𝗢𝗡𝗜𝗦 (𝗦𝗔𝗠𝗔𝗥𝗢𝗢𝗡𝗜𝗠𝗢)𓃬
𝙰𝙳𝙴𝙻 𝙴𝙼𝙿𝙸𝚁𝙴 𝙾𝙵 𝚂𝙾𝙼𝙰𝙻𝙸𝙰
🟦🟦⬜⬜⬜🟦🟦
🟦🟦⬜ ☪ ⬜🟦🟦
🟦🟦⬜⬜⬜🟦🟦
𝚂𝙾𝙼𝙰𝙻𝙸𝙰
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🐪🐪🐪🟦🟦
🟦🟦🐪🇸🇴🐪🟦🟦
🟦🟦🐪🐪🐪🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🦁🅐︎🅗︎🅜︎🅔︎🅓︎ 🅨︎🅞︎🅝︎🅘︎🅢︎🦁
𝗠𝗔𝗛𝗔𝗠𝗠𝗨𝗗 𝗦𝗜𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗗𝗔𝗔𝗨𝗨𝗗
✯GABAYGi "XINIIN" DIYAARIYE
ABWAAN QIIQ
,,,,,,,,,,,,,,,, ,,,,,,,,,,,,, ,,,,,,,,,,, ,,,,,,,,,,,
Xiligani Aduunyada ma jiro noole xor ahayne,,
Xaqiisuuba eygii helaa xaaraanta ahaaye,,
Bisadana xuquuqday mudnayd xeer ma dhaafiyo'e,,
Xadhig dabara ood xagata iyo xero ku soo kooban,,
Xooluhuna ma yeelaan wakhtigan xoog ku haysiga'e,,
Xigto nolosha kuu diidanoo jecel xabaashaada,,
Xumaaniba xumaan bay tagiye xiinka bilawgiisa
Xagbaa looga guuraa gobeey xaaladaha qaare,,
Xishood lagu gumoobaa jiree goosta xubintiina,,,
Afartaa xaqiiqada jirtiyo xeerashiisii dheh,
Xigmaduu Ugaas Nuur dhigiyo Bucul xuskiisii dheh,,
Xayndaabkii Cilmi dheere iyo Caare xubintiis dheh,,
Xarakaadkii aw Aadaniyo xarumahiisii dheh,,
Cabdi dhurde xertuu tababariyo Cobol xufaadiis dheh,
Sadex Xasan tilmaan lagu gartiyo xogo dahsoonaa dheh (Xasan Sh Muumin, Xasan Cilmi iyo Xasan Seerji),,
Cabdi Kaamil xabadii dishiyo godob xabaasheed dheh,,
Cumar Jamac xuduuduu dhigiyo murti xadkeedii dheh,,
Xidigihii ismaaciiladiyo xiliba hayntii dheh,,,
Nuur Bucul xaqeeduu marshatye xididadiisii dheh,,
"Cali" Taadhase halkii uu ku xidhay tuduc xamiimlay dheh,,
Afgudhiye xusuustiisii baa laabta xay ku ah dhe,,
Xayaaka'laahu ababiyo ragoow xeerashii budun dheh,,
Aleel iyo xuseen faaraxiyo bashiir xigtiisii dheh
Xiskaygoow alaayiyo cadoosh xawli socodkood dheh,
xog ogaal dirkeediyo curiyaa xaashe igu weyn dheh,,
Sheekh faarax xinjirtuu dhaliyo xooga soo kacay dheh,,
Gabay kuma xujoobee nin raga xulashadiisii dheh
Afar kale xogteedaan wadaye xaaji i dhagayso,,,
Inkastood xariir tahay kufkaa kuma xurmeeyaane,,
Xamastaada kii caano tira haw xadraynina e,
Xeedhaduu rag kale kuu dardaro xaabo haw gurine,,
Duulkaan kugu xisaabtamin adigu xiiso haw
🦁🤴🅐︎🅦︎🅓︎🅐︎🅛︎ 🅢︎🅣︎🅐︎🅣︎🅔︎🧕🦁
💙💙💙🤍🤍🤍💙💙💙
💙💙💙🤍🤍🤍💙💙💙
💙💙💙🤍🤍🤍💙💙💙
💙💙💙🤍🤍🤍💙💙💙
➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪
꧂⍟Marwalba Dagal Labta Ku Ogow⍟꧁
𝑶𝒅𝒆𝒚 𝑩𝒂𝒓𝒆 𝑯𝒂 𝑲𝒖𝒔𝒐 𝑲𝒂𝒍𝒂 𝑪𝒆𝒍𝒊𝒏 𝑯𝒂𝒅81
🔸𝑿𝒊𝒅𝒊𝒈𝒂𝒉𝒂 𝑵𝒊𝒏𝒌𝒊𝒊 𝑲𝒂𝒍𝒂 𝒀𝒂𝒒𝒂𝒏 𝑰𝒈𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒂𝒃 𝑹𝒐𝒐𝒏.𝒆.
🔸𝑵𝒊𝒏𝒌𝒊𝒊 𝑿𝒂𝒓𝒂𝒇𝒌𝒂 𝑿𝒂𝒔𝒉𝒊𝒅𝒂 𝑲𝒖 𝑫𝒉𝒊𝒈𝒊 𝑰𝒈𝒂 𝑿𝒖𝒅𝒖𝒅 𝑹𝒐𝒐𝒏.
Qof Aad Isceysan Haduu Jogo 🔸Halkan Kuma Qabsan Kartid
🔸𝑴𝒂𝒔𝒌𝒐𝒐 𝑿𝒊𝒊𝒎𝒊 𝑿𝒐𝒅𝒉𝒊𝒅𝒂 𝑵𝒊𝒏 𝑸𝒂𝒃𝒂𝒏 𝑰𝒈𝒂 𝑿𝒊𝒏𝒊𝒊𝒏 𝑹𝒐𝒐𝒏.
🔸𝑿𝒂𝒃𝒂𝒅 𝑯𝒂𝒏𝒂𝒕𝒂 𝑴𝒐𝒚𝒆 𝑳𝒊𝒃𝒂𝒂𝒙, 𝑴𝒆𝒆𝒍 𝑿𝒂𝒓𝒔𝒉𝒊𝒏𝒂 𝑱𝒊𝒊𝒇𝒂 𝑰𝒈𝒂 𝑿𝒐𝒐𝒈 𝑹𝒐𝒐𝒏
𝑵𝒂𝒃𝒂𝒅 𝑵𝒂𝒈𝒖𝒍𝒂 𝑱𝒐𝒐𝒈 𝑰𝒙𝒕𝒊𝒓𝒂𝒎 𝑺𝒂𝒎𝒆
🔸𝑾𝒂𝒂𝒓 𝑨𝒂𝒓𝒌𝒂𝒂𝒔 𝑵𝒊𝒏 𝑿𝒐𝒐𝒅𝒂𝒎𝒊𝒚𝒂𝒉 𝑿𝒆𝒆𝒍𝒂𝒅 𝑰𝒈𝒂 𝑹𝒐𝒐𝒏.
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
April 08, 2023 | 983 | +8 | +0.9% |
March 13, 2023 | 975 | +25 | +2.7% |
February 03, 2023 | 950 | +2 | +0.3% |
January 30, 2023 | 948 | +1 | +0.2% |
January 26, 2023 | 947 | +3 | +0.4% |
January 22, 2023 | 944 | +6 | +0.7% |
January 19, 2023 | 938 | +1 | +0.2% |
January 15, 2023 | 937 | +2 | +0.3% |
January 11, 2023 | 935 | +1 | +0.2% |
January 07, 2023 | 934 | +11 | +1.2% |
January 03, 2023 | 923 | +2 | +0.3% |
December 27, 2022 | 921 | +1 | +0.2% |
December 23, 2022 | 920 | +6 | +0.7% |
November 29, 2022 | 914 | +1 | +0.2% |
November 23, 2022 | 913 | +4 | +0.5% |
November 17, 2022 | 909 | +1 | +0.2% |
November 10, 2022 | 908 | +4 | +0.5% |
November 04, 2022 | 904 | +2 | +0.3% |
October 28, 2022 | 902 | +3 | +0.4% |
October 22, 2022 | 899 | -4 | -0.5% |
October 15, 2022 | 903 | +1 | +0.2% |
October 09, 2022 | 902 | +2 | +0.3% |
October 03, 2022 | 900 | +1 | +0.2% |
September 29, 2022 | 899 | +3 | +0.4% |
September 24, 2022 | 896 | +2 | +0.3% |
September 17, 2022 | 894 | +4 | +0.5% |
September 10, 2022 | 890 | -1 | -0.2% |
September 01, 2022 | 891 | +2 | +0.3% |
August 19, 2022 | 889 | +3 | +0.4% |
August 12, 2022 | 886 | +1 | +0.2% |