ilwaadeey on Clubhouse

Updated: Mar 19, 2024
ilwaadeey Clubhouse
3.1k Followers
2.1k Following
@toolmoon2 Username

Bio

❤❤ Halmar Igula Salli Xabiibkeena
《MUXAMED NNKH ❤❤》 ﷺ S ﷺ C ﷺ W Scw Scw Scw

➪꧁بســــــــم ﷲالرحمن الرحيـــــــم꧂ ﷺ

boqorada aduunka ❤️
Hooyo



🤱🏽3/9/2021♥️



🥰Jeerkii Hore Waa Duruuse lleyn Janno Way Danbaysay. 👨‍👩‍👧👩‍❤️‍💋‍👨❤️

Hadduun baan Jaanta Saaray
Jidkii Caashaqani
Lahaay🫀🧘🏽‍♀️❤️❤️


Jacaylka Bal Aan Qaleeyo!❤️‍🩹❤️‍🩹🙌🏼❤️💋


lays iyo doog ii baxaa tahay
aqligiyo aqoontaydii baa tahay
indhahayga aragoodi baa tahay
inanyahay ogsoonow kumaan oran 👩🏽‍🍼🤰🏽
Yusra Ahmed ❤️👩🏽‍🍼👩🏽‍🍼👩‍👧



boqorada ♥️

cusman maxamud

🟦🟦🟦🟦🟦 ☆🟦🟦🟦🟦🟦
⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️MJ🫶🏽
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩. PUNTLAND 🦁🦁👑👑

🦁 🦁🦁💯💯 ❥𐦐𝑷𝒖𝒏𝒕𝒍𝒂𝒏𝒅❥


Garxajiz> Habaryonis>
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️ ★⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️ HY🫶🏽
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥 SOOMAALILAND 👑 💯 🦁🦁.
3/9/2021 𐦐.

Jixinjix
Hadii aan jawaabtaada
Jaceyl uun kasii qaado
Adna aanad ii jeedin
Sow jahawareer maaha

Hadii aan jikaarkaaga
Jawi dagan kasii qaado
Adoon jixinjix ii haynin
Sow damiir jabkay maaha

Hadii uu jabkaygoo dhan
Qosol kuugu jiro huuno
Anna juuqda hadalkayga
Jannooy aan kuleeyahay
Daanyeer jiboodiyo
Sow jaahil maan noqon

Naftaydan jawaab siine
Jaalle waxan ku leeyahay
Jug qofkii ku gaadhsiiya
Hadii aad lasii joogto
Wuu laba jibaaraaye
Marna yaan lagugu joogsan

Qofka jaanis kuu diida

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 19, 2024 3,137 +17 +0.6%
March 02, 2024 3,120 -80 -2.5%
February 09, 2024 3,200 +19 +0.6%
January 23, 2024 3,181 +31 +1.0%
January 06, 2024 3,150 +34 +1.1%
December 21, 2023 3,116 +25 +0.9%
December 06, 2023 3,091 +9 +0.3%
November 22, 2023 3,082 +2 +0.1%
November 10, 2023 3,080 +2 +0.1%
October 31, 2023 3,078 +2,518 +449.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users