zakaash H on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
zakaash H Clubhouse
2k Followers
2.1k Following
@zakaash143 Username

Bio

🌳🇸🇴🐪🌳

Mom💕🥰 İs Mi LiFe💕

إنمـــــــــــا المؤمنــــــــــــــــون إخـــــــــــــــوة
*Soomaali balo loo qorayee, qalinka loo saaray
Wax qabiil ka daran Jahannamaan, qiray aqoontay e
Qaddartoonow iga hiilisaye, qolo ma sheegteene!

*Waa cudurka qaybaha bulshadu, qaran ku waayeene
*Waa qawqab iyo sixir qalbiga, qaaciyoo shidaye
Waa qaabaqawsayn dagaal, qac iyo yaahuuye

*Waa waxa qoxootiga ka dhigay, boqol kun oo qoyse
Qalbigiinna ka ilaashadoo, wadajir qiimeeya
*Qaangaar fidnoobee ilmaha, yaan la qabadsiinnin.

Qabyaalad waa Jahli iyo aqoon daree Somaalinimo iga badan🇸🇴
👇
Si aaad UFaraxdid 😁 waa Inaad AdeegsaTa iftiinka ku Gaarka ah🤴👑

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 2,029 -1 -0.1%
February 14, 2024 2,030 +2 +0.1%
January 27, 2024 2,028 -1 -0.1%

Member of

More Clubhouse users