ᗪᖇᔕ ᕼᗩᔕᕼᗰI on Clubhouse

Updated: Mar 18, 2024
ᗪᖇᔕ ᕼᗩᔕᕼᗰI Clubhouse
1.8k Followers
1.3k Following
Apr 10, 2021 Registered
@simanhashi Username

Bio

Never give up 💪

❤️Mommy is may life 💋🌍😘

Live💃love ❤️pray🤲🏼

***spreading positivity****



Gym life fitness 💃💪

🌹Peace nd love ❤️

🙏Respect nd caring 🌺

🙏Qabkaada io qofnimadaada ilaasho.!

👉Respect for me nd I will respect u be honest nd help others all ways🙏

🌻Hdl yar io xigmad bdn 🤔

👉Hankaadu hadhaafo reer hebal 🤙

👀Ma doonaysaa in aad liibaantid, kana fogaatid hoog iyo guuldarro?.

Hubaal, jawaabtaadu waa haa, waayo, qofkastaa wuxuu rabaa badhaadhe iyo liibaan, mana jecla hoog iyo guuldarro midna.

Haddaba, Qur'aanka sharfani wuxuu innoo caddeeyey in aanay guuldarro arkayn qof saddex arrimood fuliyaa:

1. U'samo falidda labada waalid:
‎وبرا بوالدتي ولم يجعلني جبارا شقيا [مريم:32

2. Ducada iyo Alle bariga oo aad joogtayso.
‎(ولم أكن بدعائك رب شقيا] مريم: 4

3. In aad ahmiyad wayn siiso akhrinta Qur'aanka kariimka ah, adiga oo u fiirfiirsanaaya micnihiisa kuna dhaqmaaya, dadkana ugu baaqa hanuunkiisa.

‎(طه . ما أنزلنا عليك القرآن لتشقى).[طه: 1-2]..
‎ (فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى). [طه: 123]

Xgsho #xudeyfa

✅Runta kudhimo beenta iska ilaaaw🤙

🤙Iga raali noqo ind tiraa qof kaaqaldan waa garasho 👈

✅Dadka kuu gafaa ind cafisaa waa heybad 🤌

🙈qofna hasiin qiima inta uuleeyhy in kabdn . Waayo ubaxaba biyaha bdn way dilaan 🌹%

🤌fadhi xumo anaa iskaga filnaaday .foolxumane rabiyaa igaga filnaaday ✅🔥

👉wxii sun kugu noqdo looma silcee samir baa lagu noqdaa 💊💉🌡🤌🙏

✅waxaan ahay qof jeceyl in wax loo sheego.lkn aan qaadan wax kastoo loosheego 🤪🙈

👉Adoo caga qaba hadad cabaneyso
Curyaan wxaa jira nolosha ku cadiban

🤚🏾ciyaaro hadii caruus loo tumay
Cawayskan midbaa ciida lagu rogay

💪cuudkaagu haduu adiga cimidh yayay
Tiriyo cadad maleh ,sabool caydh ahi

🤔muhiim maaha inaad noqoto qof da,ahaan weyn si aad dulqaat uyeelato
Balse wxaa muhiima inaad dulqaad yeelato si aad unoqoto qof miisaan ahaan io qof ahaanba weyn 👈

✌️Dadku Wa Sadex
1- Mid dadka wax kuso kordhiya, waxna u dhimin.
2- Mid dadka wax kuso kordhin, waxna ka dhimin.
3- Mid dadka waxba an kuso kordhin, lagana Amaan heli karin.

Adigu Keebaad tahay ?

🦻🏾👩‍🦱Gabar uu geesigii dhalay sidaa u ilaashanayo kuna faanayo baa duluf meel cidlo ah ka helay rabaa inuu ciilo ama dhibaateeyo🥱

Gabar ninkii dhalay baa og qiimaheeda guuleyso Aabe❤🙏🏽🥲🤲🏼

Invited by: S̶i̶n̶y̶o̶r̶i̶t̶a̶ B̶b̶e̶

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 18, 2024 1,841 +25 +1.4%
February 25, 2024 1,816 +10 +0.6%
February 08, 2024 1,806 +13 +0.8%
January 22, 2024 1,793 +93 +5.5%
September 18, 2022 1,700 +100 +6.3%
July 31, 2022 1,600 -100 -5.9%
July 30, 2022 1,700 +100 +6.3%
May 27, 2022 1,600 -100 -5.9%
May 18, 2022 1,700 +100 +6.3%
March 11, 2022 1,600 +100 +6.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users