Suubane on Clubhouse

Updated: Mar 17, 2024
Suubane Clubhouse
4.4k Followers
1.5k Following
Mar 6, 2021 Registered
@shuutar Username

Bio

🤎OGow Marwalbo Wax Aadan Aheyn Ma Noqoneysid


يارب انت قلت وقولك الحق الجنة تحت اقدام الامهات وانت الذي لاتخلف وعدك ووعدك الحق وانت الحق اجعل امهاتنا من سيدات اهل الجنة يالله🤲🤲🤲🤲

(اذاكان الماضي لا يستحق الحديث فلنصنع الحديث يستحق ان يحكي)

أجمل ما قاله الإعلامي جورج قرداحي:
شيئان يحددان من أنت ؛ ⁧‫صبرك‬⁩ عندما لا تملك شيئاً وأخلاقك‬⁩ عندما تملك كل شيء أنت رائع حين تتجاهل من يسيء إليك ، و كريم حين تخفف من أحزان غيرك ، و لطيف حين تهتم بمن حولك ، و جميل عندما تبتسم مهما كانت الظروف تذكر أننا سنرحل يوماً وسيبقى الأثر.

🇸🇴
BALAN HAQADIN ADIGOO FARAXSAN

HAJAWAAB CELIN MARKA AAD CAREYSANTAHAY

GO AAN HA GAARIN ADIGO CAREYSAN.

Haddii hadafkaagu ujeedkiisa uu noqdo in aad ka wanaagsanaato qofkasta, waad lumaysaa, waxaana adkaanayso in aad gaarto hadafkaaga. Hadafkaagu ha ahaado inaad ka wanaagsanaato qofkaad shalay ahayd.

Maanta iyo shalay isku fiiri oo is-barbardhig, waxaa kuu soo baxaya qofka aad maanta tahay iyo qofka aad rabto in aad berito noqoto.
✅Hadii Aadan Istiraatijada Laheyn Ogow In Aad Istiraatijada Qof Kale Dejistay Ka qeyb Ka Noqeysid👍

😄Farxaddu maaha wax diyaar ah oo la sameeyo.
Waxay ka
timaaddaa ficilladaada🦜


😄 Noloshu waa halgan. Qof karti badan oo isku filan noqo. Inta aad iska taqaan cid kaa taqaano ma jirto, inta aad isla rabtana cid kula rabto ma jirto. Hortaada haay, dantaada aqoonso, caqligaaga miisaan ogow halka aad u socto. Hadii aad maalin hal tilaabo gadaal u dhacday. Maalinta xigta labo tilaabo horay u qaad.

Talo 𝖶𝖫𝖫

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 17, 2024 4,407 +73 +1.7%
February 24, 2024 4,334 +41 +1.0%
February 07, 2024 4,293 +56 +1.4%
January 21, 2024 4,237 +44 +1.1%
January 04, 2024 4,193 +44 +1.1%
December 19, 2023 4,149 +47 +1.2%
December 04, 2023 4,102 +27 +0.7%
November 20, 2023 4,075 +11 +0.3%
November 09, 2023 4,064 +5 +0.2%
October 30, 2023 4,059 +6 +0.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users