Zeynab Abdi on Clubhouse

Updated: Mar 15, 2024
Zeynab Abdi Clubhouse
1k Followers
1.8k Following
@randaabdi Username

Bio

Xalad walpoo kula soo deristo
Ha Iska lumin rajada
Waayo marka ayaa qoraxdu
Dhacdo
Xidigaha ayaa soo bax
⭐☀️


Waxad ku noshahay meel qaas ah
Dunnido odhan hadi ad ku kuso
Waregtana ma arkeysid ma
Garanesaa waa qalbigeyga
🥰❤💋


Maanta dhaqtar ayaan utagay
Wuxuna idhahay waad
Xanuusantahee dawadaaduna
Waxa waaye 100 qof in ay ku
Dhahdo waan ku jeclahay



Waxa ay ku Waydiinayaan
Zaaxibtinimada in bdn
Waxa Aan Idin dhihi karaa
Zaaxiibka dhabta ah
Waa kan wax walba ka og
Welina KU JECEL ❤




Wax walbo sabab ayeey leeyihiin
Lkn jeceelka muxuu sabab
La Aan u imadaa
Mise wxn
Dhahanaa zababta
Waa INDHEHEENA 😭

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 15, 2024 1,036 -1 -0.1%
February 22, 2024 1,037 +1 +0.1%
February 05, 2024 1,036 -2 -0.2%
January 02, 2024 1,038 +4 +0.4%
December 17, 2023 1,034 +2 +0.2%
December 02, 2023 1,032 -1 -0.1%
November 18, 2023 1,033 +33 +3.3%
January 06, 2023 1,000 -100 -9.1%
April 20, 2022 1,100 -100 -8.4%
November 02, 2021 1,200 +363 +43.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users