Queen Nashaad on Clubhouse

Updated: Apr 29, 2024
Queen Nashaad Clubhouse
4.6k Followers
4.5k Following
@quennadira Username

Bio

🆃🅴🅰🅼 🆀🆄🆁🅱🅾🅹🅾🅾🅶🆃🅰 🆂🅾🅾🅼🅰🅰🅻🅸🆈🅴🅴🅳 🅾🅽🅴 🅵🅰🅼🅰🅸🅻🆈 🅾🅽🅴 🅽🅰🆃🅸🅾🅽 ★ ★ ★ ★ ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💞🇸🇴. 🇸🇴
🇸🇴🌹 ⚔️ 🌹🇸🇴 💓💓💓💓💓💓💓
__________________
😍😍😍😍😍😍😍
__________________الله اكبر❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ 💞🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🫶صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Wan❣ku❣Jaclahay oo wan kuu Nasteexaynayaayee walalkey ama walashey idhagayso💞
________________________
✅Duko salaada waqtigeeda marki aad maqasho (📢)
💟Sida aad ugu Kacdid Marka telephone-kaga (📱) Dhacaya ee ad maqashid
________________________
✅Akhri Qur'aanka si dagan (📖)
💟Sida aad u aqrisid SmS-yada (💌) (Qoraalada)
________________________
✅Ka baq ilahay
💟Sida aad oga baqdid dhimashada (💀) (Geerida)
________________________
✅Xasuuso geerida (☠)
💟Sida aad u Xasuusatid Magacaaga
________________________
°°°°°•••°°°°°•••°°°°°•••°°°°°
Wlhi wanag ban kula jaclahayee ku dadaal Daacada Alle ka cabsiga Si aan janada ugu kulano ilaahay idinkiis (insha allah )
_______________________

✅Waan idin jeclahay ♥️ alle darti ♥️qof walbo oo wanaag la jeceshahay:-🥰 waa qiimo Alle xakiis kuu suug natey👍wllyal Alle aan xasuus nano 😭Alle hanaga dhiigo kuwa janada kuu wada kulano 🫶🫶🫶6 FAA'IDO OO LAGA HELO CABSIDA EEBE.☝️

1- Dadka ilaahey ka Cabsada waxaa loogu Bishaareeyey Khayr oo dhan.
( ﺍﻟﺬﻳﻦ ﺁﻣﻨﻮﺍ ﻭﻛﺎﻧﻮﺍ ﻳﺘﻘﻮﻥ ﻟﻬﻢ ﺍﻟﺒﺸﺮﻯ )

2- Dadka ilaahay ka Baqa wuu Kaalmaynayaa wuuna l Caawinayaa
( ﺇﻥ ﺍﻟﻠﻪ ﻣﻊ ﺍﻟﺬﻳﻦ ﺍﺗﻘﻮﺍ ﻭﺍﻟﺬﻳﻦ ﻫﻢ ﻣﺤﺴﻨﻮﻥ )

3- Dadka ilaahay ka Baqa wuxuu ku Arsaaqayaa inay Cilmiga Fahmaan oo ku toosaan, ilaahayna wuu Toosinayaa.
( ﻳﺎ ﺃﻳﻬﺎ ﺍﻟﺬﻳﻦ ﺁﻣﻨﻮﺍ ﺇﻥ ﺗﺘﻘﻮﺍ ﺍﻟﻠﻪ ﻳﺠﻌﻞ ﻟﻜﻢ ﻓﺮﻗﺎﻧﺎ )

4- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu ka Tirtiraa Xumaantii ay sameeyeen.
( ﻭﻣﻦ ﻳﺘﻖ ﺍﻟﻠﻪ ﻳﻜﻔﺮ ﻋﻨﻪ ﺳﻴﺌﺎﺗﻪ ﻭﻳﻌﻈﻢ ﻟﻪ ﺃﺟﺮﺍ )

5- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu u Sahlaa Arimahooda.
( ﻭﻣﻦ ﻳﺘﻖ ﺍﻟﻠﻪ ﻳﺠﻌﻞ ﻟﻪ ﻣﻦ ﺃﻣﺮﻩ ﻳﺴﺮﺍ )

6- Qofkii ilaahey ka Baqa way Liibaaneysaa Aduun & Aakhiraba.
( ﻭﺍﺗﻘﻮﺍ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻌﻠﻜﻢ ﺗﻔﻠﺤﻮﻥ

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 29, 2024 4,648 +5 +0.2%
March 19, 2024 4,643 +2 +0.1%
February 26, 2024 4,641 -12 -0.3%
February 08, 2024 4,653 +8 +0.2%
January 22, 2024 4,645 +8 +0.2%
January 05, 2024 4,637 +7 +0.2%
December 20, 2023 4,630 +7 +0.2%
December 05, 2023 4,623 +31 +0.7%
November 21, 2023 4,592 +22 +0.5%
November 09, 2023 4,570 +10 +0.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users