Soo dhawoow wll.
Qolkani waxaa mamnuc ka ah gefafka oo dhan sida
af lagaadada (cayda)
Sidoo kle xanta beenta
"Inaa ilaaliso shuruucda qolka ayaa ah inaa hanato qalbiyadena💯❤️🙏"
Soo dhowow wll qaali ah🙏
Waa in la ilaaliyaa dedka wanaagsan. gabdho iyo wilal intaba: Qolkan waxaa loo furey in si wanaagsan lagu wada joogo.loona ixtaraamo dedka ixtaraamka badan. Oo qiimaha badan. Gabdho iyo wilal.waanaga an ku wada joogno asaga na deeqo asxaapta. Mahadsanidiin.